Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Doorashooyinka

Total 223 Posts

Somaliland Elections final report by international observers from the Brenthurst Foundation

Araweelo News Network. Hargeisa(ANN)-A delegation of international observers from the Brenthurst Foundation, an international institute that monitored Somaliland’s May 31, 2021 local council and parliamentary elections, issued a lengthy report outlining the conduct of the elections. The group of 21

#Somaliland: #KULMIYE Oo Ka Qayliyay#Isbahaysiga Labada Xisbi#Mucaarad Ee Guushii#Doorashooyinka iyo Jawaabta #Faysal

Araweelo News Network.   #Hargeysa(ANN)-#Xisbiga Kulmiye ee haya talada #Jamhuuriyadda #Somaliland, ayaa ka qayliyay isbahaysi ay ku dhawaaqeen labada Xisbi mucaarad ee sida weyn ugu guulaystay doorashooyinkii gollayaasha deeganaka iyo wakiilladda ee ka qabsoomay geyiga Somaliland 31 May 2021. Labada

#Congratulations to all #Somaliland nation as a whole on the #peaceful 2021#elections

Araweelo News Network.    ll# Somaliland nation as a whole on the peaceful 2021# elections #Special c#ongratulations to Maroodijeex Region. I extend my first special congratulations to my two elected parliamentary close friends, Eng Ahmed Abdi Ibrahim (Timajilic), and to

Somaliland: Dhawaaqa Isbahaysiga Somaliland: Dhawaaqa Isbaahysiga Mucaaradka Iyo Loolanka Istiraatiijiyaddaha Cusub

Araweelo News Network. Maxay Qorshaynayaan Guusha Doorashooyinka Kadib Mucaaradka Somaliland? Hargeysa(ANN)-Labada Xisbi ee Mucaardka oo ku guulaystay aqlabiyada kuraasta gollaha wakiillada ee doorashada Somaliland ka qabsoontay 31 May 2021, geyiga Somaliland , ayaa soo bandhigay qorshaha iyo istiraatiijiyad cusub oo

Somaliland: Guddida Doorashooyinka oo Ku Dhawaaqay Natiijada Kuraasta Gollaha Wakiillada Maroodijeex Iyo Magacyada Xildhibaanada Guulaystay

Araweelo News Network.   Liiska Kuraasta Wakiillada Ee Maroodijeex Hargeysa(ANN)-Guddidayada Doorashooyinka heer gobol iyo Degmo, ayaa shaaciyay Natiijooyinka hordhaca ah Kuraasta golllaha Wakiillada Maroodijeex iyo Degmada Hatrgeysa, iyadoo natiijadu si weyn u xoojisay guushii ay labada Xisbi Mucaarad hore u

Somaliland: Natiijooyinka La Shaaciyay Kursaata Wakiillada Iyo Gollayaasha Deegaanka Ifafaalha Muuqda Iyo Aqlabiyada Xisbiga Mucaaradka Ee WADDANI

Araweelo News Network. #Somaliland: #Natiijooyinka La Shaaciyay #Kursaata #Wakiillada Iyo#Gollayaasha#Deegaank#Burco,#Ceergaabo,#Berbera,#Sool,#Boorama Iyo #Gebilay #Hargeysa(ANN)-#Natiijooyinka #Guddida #Doorashooyinka heer Gobol iyo heer Degmo ee gobolka Saaxil, Sanaag, Togdheer, Awdal, Sool iyo ifafaalaha kasoo baxay natiijada hordhaca ah ee degmada Doorashada Gebilay ee la

#Somaliland: Wasiirka Arrimaha Guddaha Oo Digniin Soo Saaray Xilli Loo Dhegtaagayo Natiijooyinka Laalan

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Amaanka Magaalada Hargeysa, ayaa aad loo adkeeyay, waxaana lagu wargeliyay murrashaxiinta sugaya natiijada in aan la ogolayn wax durbaano iyo dabaaldeg ah. Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed oo warbaahinta la had;lay gaalabta, isagoo ku sugan

#Somaliland: #Natiijada #Gollaha Deegaanka Ee #Gebilay Oo la Shaaciyay

Araweelo News Network.   #Natiijada sdia kuraasta #Gebilay saddexda Xisbi ugu kala guulaysteen waxay si weyn saamayn ugu yeelanay #kuraasta gollaha wakiillada ee #Maroodijeex Hargeysa(ANN)-Natiijada Gollaha Deegaanka ee Gebilay ayaa la shaaciyay caawa saqdii dhexe, kadib markii lagu dhawaaqay natiijooyinka

#Natiijooyinka #Saaxil Ee Kuraasta #Gollaha #Deegaanka Iyo Gollaha #Wakiillada Oo La Shaaciyay

Araweelo News Network.   #Guddoomiyaha #Doorashooyinka #Degmada Oo #Tirooyin Is #Khilaafsan Shaaciyaya > #Codadka Guud , #Magacyada #Xidlhibaanada Iyo Tirooyinka #Berbera(ANN)-#Guddida #Doorashooyinka heer Gobol iyo heer Degmo ee gobolka Saaxil iyo Degmada Berbera, ayaa shaaciyay natiijada hordhaca ah ee sida

#Natiijooyinka#Sanaag,#Togdheer Iyo#Awdal Ee #Gollaha Wakiilllada #Somaliland Oo Mucaaradku Heleen Aqlabiyada 52 Kursi

Araweelo News Network. #Somalialnd: #Natiijooyinka Kuraasta Wakiillada #Sanaag, #Togdheer,#Awdal  Iyo #Sool, Mucaaradka Oo Helay Aqlabiyada #52 Kursi Oo La Shaaciyay 82 Kursi oo Gollaha Wakiilladu Koobanyahay #Natiijooyinka,#Hargeysa, (ANN)-#Natiijooyinka, hordhaca ha ee #Gollaha Wakiillada #Somaliland, gobollada #Sanaag, #Togdheer iyo #Awdal, ayaa