Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Doorashooyinka

Total 223 Posts

“Shaxdu maaha wax masiir ummadeed lagu metelo, siyaasaduna maaha khiyaamo, Been iyo dhagar la maleego,” Cabdiraxmaan Cirro

Xisbiga WADDANI Oo Baaqay Culus U Diray Taageerayaashiisa Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Murrashaxa u taagan doorashada Madaxtooyadda Somaliland ee Xisbiga Mucaraadka ee WADDNI, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Crro), ayaa khudbadii dastuuriga ahayd ee Madaxweyna ku tilmaamay mid aannu ku caddayn arrimaha doorashada

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Amray Baadhitaanka Guddida Doorashooyinka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa guddi baadhiseed u magcaabay Guddida Doorashooyinka Qaranka, kaddib markii  Khilaaf si lama filaan ah uga soo baxay guddida Arbacdii 27 April 2022.  Qoraal lagu shaaciyay xilligaa bogga guddida ayaa  lagu

Somalia: Guddida Doorashada Madaxweynaha Oo Kulmay Iyo Jadwalka Loo Raacayo

Araweelo News Network Muqdisho(ANN)-Guddida doorashada Madaxweynaha Soomaaliya, ayaa yeeshay kulan ay wax iskaga weydiinayaan hawlaha doorashada ee horyaal. Guddida oo guddoomiye u doortay Senator Cabdiqani Geelle Maxamed, ayaa soo saaray jadwelka doorashada Madaxweynaha, taas oo ay u muddeeyeen 15 May

Somaliland: Dareenka Ku Xeeran Khilaafka Guddida Doorashooyinka Iyo Jawaabta Madaxweyne Biixi

Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Madaxweyne Biixi Iyo Xubnaha Guddida Doorashooyinka ? Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay khilaafka lama filaanka ah ee kasoo dhexbooday Guddida Doorashooyinka Somaliland. Khilaafka, ayaa layaab ku noqday Bulshada, kaddib markii qoraal Arbacdii 27

Somalia: Haweenay Taratan Adag kaddib Guul Taariikhiya Ku Kasbatay Shirgudoonka Baarlamaanka

Sacdiya loollan adag kaddib waxay noqotay Haweenaydii u horaysay ee Shirgudoonka Baarlamaanka Soomaaliya Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Guddoomiye ku xigeenada Guddoomiyaasha Aqalka hoose ee dawladda Federaalka Soomaaliya, ayaa la doortay kaddib tartan adag, iyadoo goobta lagu qabtay doorashada ee Teenshada Afasiyoone

Somaliland: Khilaaf Si Lama Filaan Ah Uga Qarxay Guddida Doorashooyinka

Guddoomiye La Doortay Iyo Guddoomiye Riyaraac Oo Beeniyay. Guddoomiye Riyaraac Oo Sababeeyay Xuddunta Khilaafka Mucaaradkana U Digay. Qoraalada Is Khilaafsan ee Guddida Doorashooyinka Somaliland. Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Kommishanka Doorashooyinka Qaranka Somaliland, Cabdirashiid Riyaraac, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay

Somalia: Madaxweyne Farmaajo Oo Ganafka Ku Dhuftay Doorashada Kuraasta Gedo

> Guddida Doorashooyinka Oo Shahaadooyin Siiyay Xubaha La Doortay “Maaha Sharci Doorashada Gedo, waa in dedeg laysugu yimaado” Madaxweyne Farmaajo Araweelo News Network. Gedo(ANN)-Magaalada Ceelwaaq ayaa JImcihii waxaa lagu doortay 11 Xildhibaan oo ka mid noqday Gollaha Shacabka ee dawladda

Somalia: Khilaafka Hadheeyay Doorashada Iyo Xiisadda Kuraasta Gedo Oo Xoogaystay

Maamulka Gedo Ganafka Ku Dhuftay Go’aan Kasoo Baxay Guddida Doorashada Heer Federaal Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Murran iyo khilaaf ayaa hadheeyay doorashada Soomaaliya ee kuraasta laga soo xulayo deegaamada, iyadoo qaar ka mid ah kuraasta la siiyay aqoonsiga deegaamada qaarkood uu

Somalia: Doorashada Xilligeedu Dhammaday Iyo Muddada Kama Danbaysta Ah Ee Loo Qabtay

Caqabaddaha Taaggan Ee Aan Weli Xalka Loo Helin Araweelo News Network. Muqdisho(ANN)-Doorashooyinka dadban ee Soomaaliya, ayaa loo qabtay xilli kam danbays ah oo la doonayo in lagu soo gebagebeeyo.kaddib marar baddan oo muddadii loo qabtay in lasoo gebagebeeyo aannay suurta

Somalia: Guddida Doorashooyinka Oo Ka Hadlay Kuraasta Somaliland

Araweelo News Network. Muqdosho(ANN)-Guddida Doorashooyinka heer federaal ayaa ka hadlay kuraasta dadka ay soo xulayaan kooxda sidata magaca Somaliland ee ku sugan Magaaladda Muqdisho. Haweenayda Magaceedu yahay Faadumo Maxamed Cabdullaahi oo guddida doorashooyinka dawladda Federaalka ee Soomaaliya u qaabilsan maddaxa