Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Doorashooyinka

Total 223 Posts

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Ka Halday Muddada Doorashada

Araweelo News Newstork. Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, oo dhowaan la ansixiyay, ayaa markii u horaysay ka hadlay hawlaha doorashada ee horyaal iyo xilliga ay aragti ahaan iyo farsami ahaan u arkaan in ay ku qaban karaan doorashooyinka. Laxidhiidha: Wax Ka Beddel

Somaliland: Xildhibaano Hanjabaad U Diray Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada

“Ma jirto cid la qaybsanay shirguddoonka sharcidaradii iyo masuuliyaddaradii ka dhacday gollaha ee khaayinimada ahayd, Guddoomiyihii iyo gudoomiye xigeenkii koowaad” Garyaqaan Mustafe Axmed Khayreeye Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xildhibaano sheegay in ay yihiin aqlabiyadii gollaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si weyn

Somaliland: Xeerarka Xiisaddu Ka Aloosantay Oo Guurtida Loo Gudbiyay Iyo Xaaladda Cakiran Ee Siyaasadda

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xeerarka wax-ka-bedelka iyo kaabista lagu sameeyay oo sii houriyay xiisadda khilaafka doorashooyinka, ayaa loo gudbiyay maanta gollaha guurtida Jamhuuriyadda Somaliland. Laxidhiidha: Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Si Lama Filaan Ah U Meel Mariyay Doorashooyin Isku Sidkan Xoghayaha Gollaha

Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Si Lama Filaan Ah U Meel Mariyay Doorashooyin Isku Sidkan

Wax Ka Beddel iyo Kaabis Lagu Sameeyay Laba Xeer oo khuseeya Doorashooyinka Madaxtooyadda iyo Ururada iyo Axsaabta Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa meel mariyay laba mooshin oo saaka si lama filaan ah fadhigii gollaha loo hor

Kenya: Go’aanka Doorashada Oo Noqday Mid Wadnaha Farta Lagu Hayo

Araweelo News Network. Maxaa Laga Filan Karaa Maxkamadda? Nairobi(ANN)-Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa la filayaa in ay Isniinta 5-ta bishan September, oo ku beegan maalinta bari ah ku dhawaaqdo go’aanka dacwada ka dhalatay natiijada doorashada madaxtinimo ee dalka Kenya

Kenya Natiijadda Hordhaca Ah Ee Loolanka Doorashooyinka Cabsidu Hadhaysay

Araweelo News Network. Nairobi(ANN)-Shacabka Kenya ayaa Arbacadii sugayay natiijada doorashada madaxtinimo ee dalka kaddib markii ay si nabad ah u dhacday, marka laga reebo meelaha qaar rabshado ka dhacay iyo weliba wax isadaba marin laga soo sheegay. Tirooyinka ilaa hadda

Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Diiday Saddex Xubnood Guddida Doorashooyinka Qaranka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Mudanaayasha Gollaha Wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa saddex xubnood oo ka mid ah toddobada xubnood ee Guddida Doorashooyinka dhowaan loo soo xulay oo saaka la horgeeyay daaqada ka saaray. Fadhiga gollaha wakiillada ee Isniintii Maanta, ayaa la horgeeyay

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ku Baaqay In Lasoo Dhammaystiro Xubnaha Guddida Doorashooyinka

Araweelo News Network. #WAADANI oo Gudbiyay Xubinta Kommishanka Doorashooyinka  Hargeysa(ANN)-Xisbiga ugu weyn mucaaradka ee WADDANI, ayaa u gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi xubinta guddida doorashooyinka qaranka ee ay magcaabisteeda leeyihiin. Qoraal saxaafadeed koobban oo kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda

Somaliland: Khilaafka Guddida Doorashooyinka Waa Markhaatiga Ragaadka Ku Fogaynaya Rajada Doorashada

Xubintii U Horraysay ee Guddida Doorashooyinka Oo Is Casilay ” Hawshii diiwaangelinta oo aannu wadnay ayaa sababtay in khilaaf dhexdayada ka bilaabmay , waana sababta keentay,,,,,” Maxamuud Daahir Xubinta Is casilay Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xubntii u horraysay Guddida doorashooyinka qaranka

Somaliland: Guddoomiyaha Guddida Doorashooyinka Ee Dhowaan La Doortay Oo Daadafaysay Guddida Baadhista Ee Madaxweynuhu Magcaabay

“Guddoomiyihi Hore Riyaraac si sharci ah Ayaa xilka Looga qaaday, wuxuu maamushay qandaraas $2milyan Ah.”Guddoomiyaha Cusub ee Guddida Doorashooyinka Somaliland. Araweelo News Network. “Waxaan ku talinaynaa in aan maanta la burburin tacabka ay Somaliland Labaatanka sannadoo dhisaysay iyo sumcadii ay