Category: Dhaqanka & Suugaanta
Calankay Ma Gaagaxo: Maanso Cusub Oo Calanka Somaliland ka Hadlaysa
Waxa Curisay Hoodo Mujaahid Maxamuud Nuur (Hoodo Garays) Maansadan waxan Curiyey 18 May 2015 iyadoo ay igu kaliftay markii aan barta Facebook-ga ku arkay Hablo Soomaaliya oo gubaya sankan ka haysta Calankayga qaaliga ah ee ay u Shihiideen Mujaahidiintii xaq
Muddo-dhaaf..!! Tix Gabay ah oo cusub
Waxa Tiriyey: Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale) Tixdan Gabayga ah, waxay soo baxday 7/5/2015, waxaanay ka hadlaysaa Wacyiga Siyaasaddeed ee dalka iyo dadka, iyadoo si gaara u hoga tusaaleynaysa dooddaha xilligan taagan ee ay kamid yihiin dib u dhaca Doorashada iyo
Nin Xaaskiisa ku Furray Qoraallo ay isku Waydaarsadeen Baraha Bulshadu ku Xidhiidho ee internet-ka
Riyadh(ANN)Nin u dhashay dalka Sucuudiga, ayaa xaaskiisa ku furay, kadib markii mareegaha bulshadu ku wada xidhiidho mid ka mid ah ku baahisay qoraal ay xidhiidhkooda wax kaga sheegayso iyo waliba qoraallo iyo gabayo uu aad uga cadhooday) sida uu daabacay
Saamaynta Uu Bulshada Ku Yeeshay Barnaamij Uu Bilaabay Telefishanka Qaranka Somaliland
Waxyaabaha xiisaha leh ee ka soo baxay barmaamijka bandhig-hibeedka Iyo dhacdooyinka yaabka alahaa ee lagu oggaaday Hargeysa (ANN)Warbixin Wargeyska Jamhuuriya oo ah maalinle kasoo baxa magaalada hargeysa oo toos ula socday Barnaamijka ka diyaariyay oo shebekada Araweelonews.com soo xiganay, ayaa
Tooyasho Iyo Toogga-Beel:Gabay Arrimo Badan Hoga-tusaaleeyay
Gabaygan tooyasho iyo toogga-beel waxaa curiyey abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile. Gabaygu wuxuu ka hadlayaa siyaasaddan qabyaaladda ku dhisan iyo saamaynta xun ama taban ee ay ku yeelatay bulshada Somaliland, sida ay hogaanka qaranka iyo asxaabta siyaasiga ahba ugu fashilmeen inay
Maanso Baroor-diiq Ah: Maantana Ma Dhugad-baa Aakhiro U Dhaadhacay
Shalay oo ahayd Maalin Isniin ah waxaa Geeridii xaqa ahayd ay ku timid Alle ha u naxariistee Cabdilaahi Ibraahin oo ku magac dheeraa (Dhugad) oo ka tirsanaa odayaashii dhifka iyo nadirka ahaa ee ka sii hadhay odayaashii taariikhda faca wayn
Daawo Heestii Dareen Weeye Caashaqu
Hargeysa(ANN)Suxufiga Da’ada yar ee Abwaan Cali Mahdi Jibriil Xasan Sheekh oo ka mid ah suxufiyiinta Somaliland, isla markaana ah Hal abuur suugaanyahan, ayaa soo saaray Hees la baxday “Dareen Weeye Caashaqu.’ Halkan Ka Daawo Riix. Araweelo News Network Somaliland Office
Deegaanka CeelAfweyn Ee Gobolka Sanaag Oo Lagu Qabtay Kulamo Ilaalinta Deegaanka Ah Daawo
Ceel Afweyn(ANN)Deegaanka Ceel Afweyn ee gobolka Sanaag, ayaa lagu qabtay kulamo la doonayo in dadka deegaanka lagaga wacyi geliyo sidii ay u ilaalin lahaayeen dhibaatada deeganaka, isla markaana loola dagaalami lahaa dhibaatooyinka dhuxulaysiga ee sababay in Dhirta iyo Duur-joogtu ka
BOQOR RAALLI AHAW! Geeraar Cusub
Geeraarkan magaciisu yahay Boqor raali ahaw waxa tiriyey aniga oo ah Axmed Ismaaciil Muuse (Axmed Khadar) markay taariikhdu ahyd 24/12/2014. Anigoo og in cannaanta iyo hanjabaadu ay yihiin laba shay oo madhalays ah, ayaan wallaalkay aan kula hadlayaa, hadalo dabacsan
Abwaanka Caanka Ah Ee Aadan Tarabi Oo Maanso Soo Jiidatay Rayal Caamka Bulshada Ku Suureeyay Xaaladda Siyaasadeed Ee Dalka
Hargeysa(ANN)Abwaanka weyn ee caanka ah Aadan Tarabi, ayaa daaha ka roggay Maanso suugaaneed oo uu ku suureeyay xaaladda Siyaasadeed ee Dalka. Maansadaa oo la baxday “Isku Hillan” Abwaan Tarabi oo ah Mujaahid Af iyo adibna kaga soo qaybqaatay halgankii dalka