Category: Dhaqanka & Suugaanta
Tallo Ku Socota Hooyooyinka soomaray Furiinka (single mother) By. Marwo Hodon A. Maxamed
Tallo Ku Socota Hooyooyinka soomaray Furiinka (single mother) By. Marwo Hodon A. Maxamed Hooyadu waa laf dhabarta qoyayska la aanteedna lama noolaankaro waana halbawlaha iyo ururiyaha reerka meesha ay ka maqantahayna waa la dareemaa dayaca iyo darxumada soo waajahda e
Daah-furka Buugga Aabahii Qorista AF-Soomaaliga Muuse Galaal Oo Lasoo Bandhigay iyo Weedhihii Xukuumada loo Jeediyey
Araweelo News Network “Siyaad Barre haduu yidhi guddi baan u saarnay oo annigaa libinta leh soo saarista AfSoomaaliga, waa BEEN, Boolina wuu ku dhaqmay….” “Annigu waxaan ku bartay cajaladihiisii, sheekooyinkiisii, murtiduu allifi jiray, taasoo I gelisay hamuun iyo doonis inaan
Cilmi-baadhis Lagu Ogaaday Qoomiyaddii Dadka Reer Yurub Bartay Sida Beeraha loo Qoto
Araweelo News Network Hargeysa(ANN)Waqtigii la odhan jiray Da’da Dhagxaaanta (The age of Stones), ayaa dad ka soo guuray agagaarka bad la odhan jiray Aegean sea oo ah hadda halka u dhexaysa Giriigga iyo gacanta Anatholian Peninsulas ay reer Yurub bareen
Gabay: ROOB-DOON
Gabay: ROOB-DOON Gabaygan waxaa curiyey Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile, wuxuu ka hadlayaa abaaraha baahsan ee ka jira deegaanada geeska Africa ee muslimiintu degto, khaasatan Somaliland oo ka mida meelaha ugu daran ee abaaruhu ku habsadeen. Taariikhda bisha March 28/03/2016. 1.
Maanso: Baroor-diiq u ah geerida Abwaan Cali Sugule
Maanso Baroor-diiq u ah geerida Abwaan Cali Sugule (Dun-carbeed)..waxa curiyey Saleeban Cabdi Cali (Kalshaale). Maansadan Gaaban oo aan ka tiriyey Geerida Alle ha naxariistee Abwaan Marxuum Cali Sugule (Dun carbeed), oo Dalka Imaaraadka Carabta ku Geeriyooday 11/1/2016. Waxay soo baxday
Xarunta Daraasaadka Iyo Diimaha Ay Haytsaan Bulshooyinka Dunidu Oo Sheegtay In Kiristaanka Islaamku Ka Badanayo Xagga Korodhka 2010 – 2050
Araweelo News Network Washington(ANN)Daraasad Cilmi-baadhis cusub oo uu ay samaysay xarunta daraasadaha ee Pew Research Center ee diimaha oo ku taal cariga Maraykanka gaar ahaan washington, ayaa daboolka ka qaaday in dhammaadka qarnigan dadka aamiinsan Diinta Islaamku ay kor u
Taariikhda Geli : Gabay Geeridii Suxufiga Caanka Ahaa Marxuum Cawke Ka Hadlay
Waxa Curiyay: Cabdicasiis Ibraahin Ciise (Daacad) Tixdan waxaan ugu baroordiiqayaa, inuu Eebbe naxariistii janno ka waraabiyo, marxuumkii, saxafigii, bashaashkii iyo geesigii cod karka ahaa ee Axmed Xasan Sh Suufi Cilmi (Cawke) oo 17kii Noofember ku geeriyooday magaalo madaxda kilalka shanaad
Geesi Iyo Gallad Eebbe; Gabay
Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile oo gabay ku cabiray siyaasadda Kulmiye ka curatay Gabaygan oo uu curiyey Abwaan Sacad Axmed Xasan-roodhiile, wuxuu ka hadlayaa xaaladda siyaasadeed iyo tartanka ka dhex curtay xisbiga KULMIYE, taariikhda iyo dadaalka uu u soo maray Guddoomiyaha
“Gasarkii Caddaa Waxa Fadhiya Tima Gardhaaley’e Haddii Aarku Gabbo Waa Inay Gooshu Talisaaye”
“Gasarkii Caddaa Waxa Fadhiya Tima Gardhaaley’e Haddii Aarku Gabbo Waa Inay Gooshu Talisaaye” Gabaygan oo ka hadlaya xaaladaha iyo duruufaha is bedelada nolosha Aadamaha, waxa tiriyay Abwaan Cismaan Ku Jare oo ah suugaanyahan Alleh ku manaystay hibona u siiyay xikmad
Allahayaw Qabriga U Nuur-Maanso Baroordiiq Ah
Abwaan Axmed C/rashiid Xassan (jilbo cuur) Maanasadan Baroor diiqda ah waxaa tiriyay Abwaan Axmed Cabdirashiid Xasan(Jilbo cuur) waxaanu ALLE ugu baryayaa in uu qabriga u nuuro oo uu naxariistiisa macaan ugu deeqo hooyadii Marxuumad Abwaan Nimco Aadan Hurre(Nimco Gabaydo) waxaanu