Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Dhaqanka & Suugaanta

Total 63 Posts

Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha, By, Sheekh Said Ali Ahmed

Waa bamaamijkii labaad ee aan ku eegayno qaybaha dhaliinyarada Soomaaliyeed ee qurbaha degan. Barmaamijkii koowaad waxa aan si guud uga hadalay dhaliinyarada iyo muhiimada ay u leedahay mustaqbalka Soomaalida qurbaha. Waxa kale oo aan soo bandhignay noocyada aan u qaybin

Noocyada Dhaliinyarada Qurbaha

Sh. Siciid Cali Mid ka mida mushkiladaha ugu waawayn ee haysta jaaliydaha Soomaalida ee qurbuhu waa mushkiladaha dhaliinyarada. Si xal loogu helo waa in marka hore la isla fahmaa mushkiladu waxa ay tahay. Waxa aan duubay afar barmaamij oo aan

Maxay Daaran Tahay Maansada Daba-huwan Ee Hal-abuurka Weyn Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) Ku Faaqiday Amuuraha Dunida Yaal

Araweelo News Network Hal-abuurka Weyn ee Maxamed Ibraahin Warsame (Hadraawi) wuxuu Maansada Daba-huwan oo ka mid ah Maansooyinka ugu balaadhan suugaantiisa kaga hadlay waxyaabo qofka Aadamaha ah uu ka dheehan karo wax badan oo xidhiidh la leh nolosha, Dhaqanka, Dhaqaalaha,

Xusuusaha Fankii Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf

Abwaan Xasan Qawdhan Yuusuf wuxuu ku dhashay magaalada Hargeysa hillaadii 1944-kii. Wuxuu ka bilaabay waxbarashadiisii malcamaddii la odhan jirey ‘Saqadhi’ oo ku taalay hadaanta Hargeysa. Dugsiga hoose dhexe isna wuxuu ka bilaabay ‘School Riis’. Abwaanku kumuu raagin waxbarashadii dugsiga hoose

Nawab of Sachin: Afrikaankii Boqortooyada ku Lahaa Hindiya iyo Sidii Taariikhyahannadu u Qariyeen

Qormada 2aad Nawab iyo Janjira Awoodda siyaasadeed ee Afrikaan ku lahaayeen degaanka Deccan, gaar ahaan Janjira iyo Sachin oo dalka Hindiya ah waxay hoggaanka u hayey boqor Malik Ambar oo markii hore ahaa madaxa ciidammadii addoonta ahaa ee Boqor Jahangir.

Dalka Turkiga Oo Laga Helay Kitaabka Bible Ah Oo 1,500 sanno jiray Iyo Waxyaabaha Uu Fashiliyay

Araweelo News Network Ankara(ANN)-Kitaabka asalka ah ee Bible ee Kiristaanku aaminsan yihiin, kaasoo saadaaliyey soo bixitaankii Nebi Muxamed (NNKHA), ayaa si sir ah looga helay dalka Turkiga. Buuggan baybalka ah (Bible) oo laga qaaday kiniisadaha qaddiimiga ah ee Kiristaanka ee

Maansadii Sirta Nolosha ee Abwaan Hadraawi

Araweelo News Network Saaxiibkayow heedhe Safar baan ka imi dheere Marka hore salaan diiran Marka xiga samow heedhe Ha ka nixin si-dalagtayda Sacab fara-madhnaantayda Suuggaanta yaabkeeda Salka iyo fadhaa keena Marka xiga sugnaanteeda Socodkiyo falkaa sheega Xeerkeedu waa saase. Saaxiibkayow

Waa Kuma ‘Hadraawi’? W.Q. Siciid Jaamac Xuseen

Hadday jiraan malyuun qof oo Hadraawi yaqaan, waxaa hubaal ah in mid waliba sidiisa u yaqaan oo halkaas aad ugu tegaysid malyuun. Aniguna malyuunkaas ayaan ka mid ahay. Sidaan U Aqaan: Waa qof, waa abuur insi ah, waa nolol giraan

Sahra Halgan sings recognition for Somaliland

Araweelo News Network by Dan Grunebaum Special To The Japan Times Hargeisa(ANN)We in the West are used to thinking of music mainly as entertainment. On occasion, it can fulfill a religious function, or be deployed to argue one political point

Haweenku waxay ku Riyoodaan Lammaanahooda oo Khiyaamaynaya, Ragguna Qorshayaashooda Nololeed

Araweelo News Network Haweenku waxa ay inta badan ku riyoodaan ragga, gaar ahaan lammaanahooda oo khiyaamaynaya, halka inta badan raggu ku riyoodo iyagoo shaqo loo dallacsiiyey amma qorshe hawleed dejinaya. Sida ay sheegtay cilmi-baadhis cusub oo ay sameeyeen khubaro u