Category: Dhaqanka & Suugaanta
Abwaan Baarleex: Halyey Soomaaliyeed Oo Geeridiisa Laga Dareemay Geyiga Soomaaliyeed
Hyderabad(ANN)- Allah ha u naxariistee Abwaan Cabdillaahi Xirsi Ibraahim, oo ku magac dheeraa Baarleex, isla markaana ahaa sugaanyahannada ay sida weyn u yaqaanaan guud ahaan geyiga Soomaalida, ayaa ku geeriyooday shalay cusbitaal ku yaal magaalada Hyderabad ee dalka India. Marxuumka,
Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Maanso Kaga Dareen Celiyay Xaaladda Abwaan Hadraawi
Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga, Wershadaha iyo Beeraha Somaliland Md.Maxamed Shukri Jaamac ayaa maanso kaga dareen celiyey dayaca iyo daranyada laga soo tebiyey Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi, oo dhawaan walalkii Hure Walanwal Warbaahinta kusoo banydhigay xaaladiisa caafimaad. Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga oo
MAANSADA XAGAL-DAAC: W/T. SCC.Kalshaale
“Waa Duni Hoggaankii Shacbigoo dhan Doorteen jifadiisa daaqshoo Deeqaha la keeniyo Xilka Dawladnimada Digreetadu Xariiqaba Daalac uga qorsheeyo Dadkii kale Saleban Cabdi Cali (Kalshaale), Suxufi,Qoraa, Hal-abuur ah/ xuquuqda sawirka Bulshotv Maansada Xagal-daac waxay soo baxday 18/07/2018, waxaanay ka waramaysaa
Gabayga Dareennada kala Duwan Dhaliyey ee Dheg-xumo iyo Abwaan Xasan Dhuxul Laab-saalax
Araweelo News Network “Ninka iilka Dhigay Seedigii, sharaf ka dheeraaye” Gabayga Dhegxumo oo ku soo baxay munaasibadii 26 june ee lagu qabtay madaxtoyada Somaliland todobaadkii hore, waxa ka dhashay dareeno is dul barkan iyo aragtiyo iska soo horjeeda
Gummaro: Gabay Uu Tiriyay Abwaan Saleebaan Kalshaale
Araweelo News Network Tixdan Gabayga ah waxay ka hadlaysaa qiimaha nabada iyo dhibaatada laga dhaxlo colaada. waxay soo baxday 02/06/2018, waxaana tiriyey Saleban Cabdi Cali (Kalshaale). Hal-qabsiga iyo ku socotada Tixdu waa koox Hal-abuur ah oo hawlo-nabadeyn ah u tegay
Rabshadaha Jihaadka Jacaylka Ee Diimaha Ku Salaysan Oo Dalka Hindiya Kusii Fidaya
Araweelo News Network Delhi(ANN)- Waddanka Hindiya waxa ka dhacayey bilihii u dambeeyey rabshado u dhexeeya qoomiyadaha Muslimiinta iyo Hinduga, kuwaas oo ka dhashay wax loogu yeedhay “jihaadka jaceylka,” kaasoo ah arrin salka ku haya jacaylka dhexmara lammaanayaasha diimaha kala duwan
Tixda Miski Ee Xasan Ganey Nolosha Dhabta Ah Buu Doortay
W. Q: Rashiid Sheekh Cabdillaahi Xaaji Axmed(Gadhweyne) Tixda Miski Ee Xasan Ganey Nolosha Dhabta Ah Buu Doortay aan u malaynayaa su’aasha muranka leh ee ugu horrayn, ku soo dhacaysa dersaha tixda Miski ee Xasan Cabdllaahi “Xasan ganey” waa qodobka
Abwaan Xasan Ganay Oo Ka Xog-warramay Taariikhda Noloshiisa, Waayaha Suugaantiisa Iyo Toddobada fannaan Oo Uu Jecelyahay
Araweelo News Network Hargaysa (ANN)- Abwaan Xasan Xaaji Cabdillaahi Xasan oo ku magac dheer (Xasan-ganay) wuxuu ka mid ahay foolaadka fanka Soomaalida, waana abwaan soo saaray riwaayado badan iyo suugaan dhaxal u ah guud ahaan ummadda ku hadasha luqadda Soomaaliga.
‘Wax Kasta oo Wanaag la Samaynayo Wax Kaloo ka soo hor Jeeda ayaa Garab Socda’ Aasaasaha Madxafka Saryan Museum Muj. Siciid Shugri
Araweelo News Netwok Hargeysa (ANN)- Aqoonyahan Siciid Shugri Xuseen waxa uu yahay guddoomiyaha madxafka Saryan Museum oo noqonaya madxafkii ugu horeeyay ee laga hirgeliyo dalka Jamhuuriyadda Somaliland. Madxafkan ayaa laga helayaa taariikhihii kala duwanaa ee Jamhuuriyadda Somaliland soo martay xiliyadii
Qiso Cajiiba: ‘Waxaan Qorsheeyey in aan Islaamka Burburiyo, Balse Waan Muslimay”
Araweelo News Network Dunida waxa soo muslima dad aad u badan. Waxa keena in ay diina Islaamka qaataan baadhis badan oo ay sameeyaan, kuwo kale mucjisooyin ay kala kulmaan dhaqanno ay ku kacaan. Haddaba, Wargeyska Jamhuuriya , ayaa daabacay qisada