Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1805 Posts

Ethiopia: Dad Shacab Ah Oo Lagu Laayay Garoonka Diyaaraddaha Ee Jigjiga

Dadka Dhintay Waxa Ka Mid Ah Gabadh Xildhibaan Ah Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Dad rakaab ah oo ku sugnaa Madaarka Magaaladda Jigjiga (Jijiga Garad Wilwal Airport) ee Ismaamulka Soomaalida Ethiopia, ayaa lagu furay tacshiirado rasaas ah, taas oo sababtay in qalalaase

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Soo Bandhigay Fadeexado Wasaaradda Caafimaadka Dul-hogganaya Iyo Khatarta Xannuunka Dengue

“Wasaaradda Ka Been Sheegtay Buugga, Caafimaadka Bulshada Kama Sheegayso Run” Sadiiq Dhamme Araweelo News Network. Dadka U dhimanaya Xannuunka ayaa kordhaya maalin walba, iyadoo Bukaanadu Cusbitaalada Buuxiyeen. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa soo bandhigay fadeexad dul hoganay Wasaaradda Caafimaadka Somaliland

Sidee Ayuu Uga Badbaaday Xasuuqii Garabcase Ee Lagu Khaarajiyay Saaxiibadii Halyeeyada Ahaa Ee Safka Hore Ee Dagaalkii 77 Ethiopia iyo Soomalia

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Caydiid Jaamac Xirsi oo ka mid ahaa halyeeyadii Ciidankii dawladdii Soomaaliyeed ee safka hore ee dagaalka 1977 dhemxaray Somalia iyo Ethiopia, ayaa ka warbixiyay qaabka uu uga badbaaday dhacdadii waxashnimada ahayd ee Halyeeyadii lagu xasuuqay deegaanka 

Ruushka Oo Ciidamo Cabsi Abuuray Kusoo Bandhigay Belarus

Araweelo News Network. Minsk (ANN)- Ruushka ayaa ciidamo horleh geeyay Caasimada dalka Belarus, kuwaas oo qayb ka ah qorshaha cusub ee dagaalka Ruushku ka wado dalka Ukraine. Belarus ayaa hore u dafirtay in ay dagaalka Ruushku ku qaaday Ukraine qayb

Dalalka Midawga Yurub Oo Qarka U Saaran Inay Isu Dhiibaan Vladimir Putin –New York Times

Araweelo News Network Washington (ANN)-Dalalka Midawga Yurub, ayaa waajahaya xaalad adag, taas oo ay suurtagal ka dhigaysa in ay isu dhiibaan siyaasada Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo xulufada uu hoggaaminayo. Warbixin lagu daabacay Wargeyska New-York times maalinimadii sabtida ahayd oo

Somaliland: Murrashaxa Xisbiga WADDANI Oo Canbaareeyay Sarkaal Xisbiga Ka Tirsan Oo Xabsiga Loo Taxaabay

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa xabsiga u taxaabtay Agaasimihii Xarunta Dhexe ee Xisbiga WADDANI, Cabdiraxmaan Ibraahim Cartan. Sarkaalka Xisbiga WADDANI, ayaan la ogayn sababta loo xidhay, balse ciidanka Booliska ayaa saaka ka kaxeeyay xarunta Xisbiga ee WADDANI ee

Dawladda Maraykanka Oo Bannaanka Soo Dhigtay In Maxamed Bin Salmaan Ka Dambeeyo Khaarajintii Weriye Jamaal Khaashqooji

Araweelo News Network. Washington(ANN)-Dhaxal sugaha Boqortooyada Sucuudiga Maxamed Bin Salmaan ayaa go’aan ku gaadhay inuu ka aarsado Maraykanka iyo xulufadiisa reer Galbeedka ah, wuxuuna ku fekeray inuu xidhiidhka Boqortooyada u weeciyo dhankaa iyo Bariga. Taasi oo ah in Boqortooyada Sucuudiga

Guddoomiyihii Telefishanka Horyaal Maxamed Cismaan Mire (Seyid), Halyey Ka Baxay Warbaahinta Somaliland

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Allah haw naxariistee Guddoomiyihii Telefishanka Horyaal24 Maxamed Cisaam Mire (Seyid) oo ka mid ahaa haldoorka Saxaafadda Somaliland, ayaa ku geeriyooday Cusbitaal ku yaal dalka Caasimadda Dalka Ethiopia, halkaas oo xaaladdiisa caafimaad ladula tacaalayay. Marxuumka oo hore

Yurub Waxaa Kusoo Waahan Jiilaalka, Vladimir Putin Ayaa Sugayay Xilliga, Ruushku Muxuu Samaynayaa?

Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelenskyy ayaa sheegay in 30% xarumaha Korontada ee Ukraine la burburiyay. Araweelo News Network Kyiv(ANN)-Xaaladda dalka Ukraine, ayaa sii adkaanay, iyadoo dagaalku marayo siddeed bilood, waxayna weli Ruushku wadaan duqaymaha magaalooyinka waaweyn, kuwaas oo la xoojiyay kaddib

Briatin: Liz Truss Ra’iisal Wasaarihii Ugu Muddada Yaraa Taariikhda Iyo Haweenayda La Filayo In Ay La Wareegto Xilka

Araweelo News Network. London(ANN)- Liz Truss, ayaa noqotay ra’iisal wasaarihii ugu mudada yaraa ee soo mara taariikhda dalka Britain, kaddib markii khudbadeeda iscasilaada ku sheegtay banaanka Downing Street khamiisti. Haweenayda ayaa ku guuldaraysatay in ay wax ka qabato dhibaatooyinka dhaqaale