Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1805 Posts

Koonfurta Kuuriya Dhimashadii Iyo Dhaawacii Ugu Badnaa Ee Munaasibad Isu Rogtay Murrugo

Araweelo News Network. Seoul(ANN)- Munaasibad ka scotay caasimadda dalka Koonfur Kuuriya ayaa isu rogtay murugo iyo naxdin, kaddib masrkii masiibo ka dhalatay dadka kasoo qaybgalay ka dhacday caawa.   Munaasibada ayaa loo malaynayay inay ahayd habeen xafladaha Halloween, iyadoo ay

Muqdisho: Qaraxyo Khasaare Dhaliyay Oo Meesha Ka Saaray In La Wiiqay Al-Shabaab

Araweelo News Network. Saraakiil Iyo Suxuyihiin Ka Mid Ah Dadka Ku Dhintay Iyo Kuwa Ku Dhaawacmay Muqdisho(ANN-Qaraxyo xidhiidh ah, oo is xigxigay ayaa maanta duhurkii lala beegsaday dhismayaal dowladeed oo ku yaal degmada Hodon ee bartamaha magaalada Muqdisho, halkaas oo

Goob Jooge Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase Halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya Dagaalkii 1977

Araweelo News Network. Goob Jooge Ka Badbaaday Xasuuqii Garabcase Halyeeyadii Ciidankii Soomaaliya Dagaalkii 1977 Qaybtii Labaad Hargeysa(ANN)-Caydiid Jaamac Xirsi oo ka mid ahaa halyeeyadii Ciidankii dawladdii Soomaaliyeed ee safka hore ee dagaalka 1977, dhexmaray Somalia iyo Ethiopia, wuxuu ka badbaaday

Ukraine: Ruushka Oo Soo Bandhigay Sir Culus

Araweelo News Network.   Moscow (ANN)-Dowladda Ruushka ayaa shaacisay xog sir ah oo ah oo sheegaysa in xukuumadda Ukraine  ay   Post Views: 347

United States Senate has welcomed the relationship between Somaliland and Taiwan

Araweelo News Netrwork. The Committee on Foreign Affairs of the United States Senate has welcomed the relationship between Somaliland and Taiwan Washington (ANN)- “On behalf of Somaliland, congratulate the people of Taiwan on the occasion of your national day. We

Midawga Yurub Oo Qarka U Saaran Burbur

Araweelo News Network. Bressules (ANN)-Waddmada Midowga Yurub ayaa wajjahaya Qalelaase siyaasadeed iyo jaahwareer dhaqaale. Laxidhiidha: Midawga Yurub Oo Qarka U Saaran Inay Isu Dhiibaan Vladimir Putin –New York Times Midowga Yurub ayaa si ka fiirsasho la’aan ah ku taageeray dowladda

Somaliland: Gollaha Wasiirrada Oo Ansixiyay Miisaaniyada 2023 Iyo Dardaaranka Madaxweyne Biixi Ee Doorashooyinka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shirka Gollaha Wasiiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu ansixiyay miisaaniyad sannadeedka 20023. Shirka oo uu Madaxweynaha ku weheliyay  Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta la hor

Ruushka Oo Gantaalo Nukliyeer Tijaabiyay Iyo Cabsida Laga Qaba Adeegsiga Bam Wasakhaysan

Araweelo News Network. Moscow(AAN)-Ruushka ayaa sameeyay dhaalatus gantaalo lagu tijaabiyay meelo kala duwan, taas oo sii kordhinaysa cabsdia laga qabo in Ruushku adeegsado hubka wax gumaada ee Nukliyeerka. Kremlin-ka ayaa sheegay in ciidamada istaraatiijiga ah ee ka hortagga Ruushka ay

Somaliland: Dhimashada Xannuunka Dengue Oo Sii Kordhaysa Iyo Xukuumadda Oo Indhaha Ka Qarsanay Xaaladda Taagan

Astmaaha Iyo Marxaladdaha Xannuunka Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- Somaliland waxa kordhaya maalin maalinta ka danbaysa tirada dadka u dhimanaya xumadda xummada aadka u daran ee uu dhaliyo xannuunka Dengue, kaas oo aan noociisu hore loogu sheegin geyiga Somaliland. Cusbitaalada

Britain: Rishi Sunak Ra’iisal Wasaaraha Cusub Oo Qoyskoodu U Haajireen Lixdan Sannadood Ka Hor London

Faallooyinka Laga Bixiyay Ra’iisal Wasaaraha Taariikhda Cusub Ee Britain Rishi Sunak Araweelo News Network. London(ANN)- Rishi Sunak ayaa noqday hoggaamiyaha cusub ee xisbiga muxaafidka ah ee Britain usoo xuleen inuu noqdo  ra’iisal wasaaraha cusub ee UK, waana ra’iisal wasaarihii labaad