Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1805 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Cafis U Fidiyay Maxaabiis Ku Dhow Lix Boqol Iyo Asbaabaha Loo Cuskaday Cafiska

Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summaddeedu tahay JSL/XM/WM/222-953/112022, Cafis Guud u fidiysy Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan, Iyadoo laga duulayo faya-dhawrka caafimaad ee

“Khalad Weyn Ayay Ahayd Go’aankii FIFA Ee Ahaa In Qadar Martigeliso Koobka Adduunka 2022, Guddoomiyihii Hore Ee FIFA

Araweelo News Network.   Zürich, Switzerland (ANN)-Madaxweeynihii hore ee xidhiidhka kubadda Cagta ee Caalamka (FIFA) Sepp Blatter,  ayaa sheegay inay Khalad weyn ahayd go’aankii uu gaadhay sannadkii 2010, markii uu guddoonsiiyay in dalka Qatar uu martigeliyo koobka adduunka sannadka 2022.  

Erdogan Wuxuu Ciyaarayaa Siyaasad Wejiyo Baddan

Araweelo News Network. Wargeeyska ” The world street” ayaa Qoray warbixin dheer oo uu diiradda ku saaray siyaasadda laba wajiilaynta ah ee Madaxweeynaha Turkiga Rajab Tayyip Erdogan. Erdogan ayaa is garab taagay reer Galbeedka,  gaar ahaan dagaalka Ukraine, wuxuuna kaga

Somaliland: Wasaaradda Waxbarashadda Oo Mushaharka Macalinka U Qoondaysay Ugu Yaraan In La Gaadhsiiyo Shan Boqol Oo Dollar

Qodobada Kasoo Baxay Shirka Falanqaynta Tayaynta Waxbarashadda Oo Lagu Muujiyay Qorshayaal Cusub   Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Shir muddo saddex maalmood ah uga socday Guddiyada Waxbarashadda dalka oo ay hormood u ahayd Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, isla markaana ujeeddadiisu ahayd

International Stakeholders in Somaliland’s Democracy and Elections Discussed Their Meeting with President Bihi

“Partners raised concerns over the lack of dialogue between key political stakeholders,”The statement Araweelo News Network. Hargeisa (ANN)-The partners international in the process of democracy and the Somaliland elections spoke about the conflict in Somaliland and the dispute that has

Somaliland Statement on the Peace Agreement between Ethiopian government and TPLF

Araweelo News Network. Somaliland Statement on the Peace Agreement between the Government Of The Federal Democratic Republic of Ethiopia And The Tigray People Liberation Front (TPLF). STATEMENT   Statement on the Peace Agreement between the Government Of The Federal Democratic

Somaliland: Shir Lagu Faaqidyo Sidii Maamul Daadejin Loogu Samayn Lahaa Waxbarashadda Dalka

“Haddii Cidi Caddaalad Samysay Waxa Sameeyay Wasiirka Waxbarashadda, Waana Inaynu Abaalmarin Siinaa” Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbrashadda iyo Saynisa Somaliland, ayaa daah-furtay shir lagu faaqidayo sidii waxbarashada loogu samayn lahaa maamul daadejin ee degmo walba iyo

Imran Khan Ra’iisal Wasaarihii Pakistaan Oo Dhaawac Soo Gaadhay

Araweelo News Network. Lahore (ANN)-Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka Pakistan Imran Khan ayaa ka badbaaday isku day dil oo loo malaynayo inuu ahaa shirqool la doonayay in lagu khaarajiyo. Imran Khan, waxa soo dhaawac fudud Khamiistii kaddib markii nin dablay

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Wax Aan La Aqbali Karin Ku Tilmaamay Go’aamada Kasoo Baxay Shirka Burco Ee Ka Digayaya Doorashooyinka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa si weyn u dhaleeceeyay go’aamadii kasoo baxay shirka Burco  oo ku waajahnaa khilaafka siyaasadeed ee ka taagan murranka arrimaha doorashooyinka. Madaxweyne Biixi oo ka hadlayay xuska munaasibadda aassaaska ciidanka Booliska

Ethiopia: Maraykanka Iyo Meelo Kale Oo Ka Hadlay Heshiiska Aan Dhaqan Gelin Ee Joojinta Collaada

Araweelo News Network.   Washington (ANN)-Maraykanka iyo dalal kale, ayaa soo dhoweeyay heshiiska hordhaca ah ee ay xarunta dalka Koonfur Afrika ee Pretoria, ku gaadheen Xukuumadda Federaalka ee Ethiopia iyo Jabhada Xoraynta Shacabka Tigray ee TPLF.   Xoghayaha 71aad ee