Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1803 Posts

Washington: Guuldarada Kongaresska Maraykanka Iyo Xiisadda Loollanka Afhayeenka

  Xubin Kongaresska Oo Soo Jeediyay In Trump Loo Doorto Afhayeenka Markii Uu Guuldaraystay Saaxiibkii #Araweelo News Network.     Washington(ANN)-Xisbiga Jamhuuriga, ayaa awoodi waayay inuu ku guulaysto doorashada Afhayeenka Aqalka Kongarreska ee Xubnaha cusub ee loo doortay golaha Kongresska

Al-shabaab Oo Galaalaftay Saldhig Millateriga Soomaliya Ku Lahaayeen Duleedka Muqdisho

#Araweelo News Network.   Muqdisho (ANN)-Xarakada Al- Shabaab, ayaa sheegtay in ciidankoodu saaka waaberigii ku qabsadeen weerar jarmaado hore ah deegaanka Hilawle ee Shabeelaha Dhexe, halkaas oo ay ku waaberiisteen saldhig ciidan oo ay ku sugnaayeen ciidamada dawladda. Weerrarka Al-shabaab

Moscow: Ruushka Oo Dhaqaajiyay Markabka Admiral Gorshkov Oo Ku Hubaysan Nidaamka Gantaalaha Khatarta Ah Ee Zircon

Araweelo News Network.   Moscow (ANN)-Ruushka, ayaa dhaqaajiyay Markab xanbaarsan khatar weyn oo gantaalo ah, isla markaana ku gaashaaman hub casri ah oo cabida dagaalka Ukriane ee aduunka sii kordhiyay. Madaxweyne Vladimir Putin ayaa arbacadii amray dhaqaajinta Markabka Admiral Gorshkov,

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xilkii Ka Qaaday Wasiir Ka Mid Ahaa Kuwa Ugu Dhow Dhow Kadibna Magcaabay Eng. Cali Xoor Xoor

Wareegtooyinka Magcaabista Xilka Qaadista iyo Beddelka Araweelo News Network. Hargeysa(ANNN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xilkii ka qaaday Wasiirkii Wasaaradda Hawlaha Guud, Dhulka iyo Guriyeynta ee Jamhuuriyadda Somaliland oo hore usoo qabtay Wasiirka Gaadiidka iyo Wadooyinka, Cabdullaahi Abokor

Ukraine: Khasaarihii Ugu Cuslaa Ee La Gaadhsiiyo Ruushka

Araweelo News Network. Donetsk (ANN)- Aqalka Ruushka looga taliyo ee Kremlin-ka, ayaa waajahaya dhaleecayn aan horay loo arag kaddib markii uu dhacay weerrarkii ugu dhimashada badnaa ee lagu qaado ciidamada Ruushka tan iyo markii uu bilowday dagaalka Ukraine.   Warbaahinta

Somaliland: Guddoomiyaha Guurtidu Qaabkee Uga Hadlay Xiisadda Magaalada Laascaanood?

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha gollaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hadlay markii u horaysay xaaladda Magaalada Laasacaanood ee xarunta gobolka Sool tan iyo intii dhacdooyinkii ugu danbeeyay ee shacbigu kaga gedoodeen dilalka qorshaysan oo shacbigu ka muujiyeen gedoodeen,

Somaliland: Kulan Madaxweyne Biixi Guddoomiyay Oo Lagu Faaqiday Xaaladda Laascaanood

Madaxweyne Biixi, Wuxuu Eeddaymo Iyo Digniino U Jeediyay Siyaasiyiin Dalalka Geeska, Puntland Iyo Shaqsiyaad Kale   Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Kulan Ballaadhan oo Albaabada loo xidhay oo ka qabsoomay maanta Qasriga Madaxtooyadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa lagu gorfeeyay xaaladda Magaalada Laascaanood ee

Somaliland: Guddoomiyaha Wakiillada Oo Sheegay In Aan Laga Hoos Qaadin Tallooyinkii Ay Madaxweynaha U Gudbiyeen Ee Laascaanood

“Waxay Ahayd In Dadka Lala Tacaadufo, Masuuliyadana Xukuumaddu Qaadato, Markay Dadkii Wisiisiyeen.” Cabdirisaaq Khaliif Guddoomiyaha Wakiillada Somaliland Araweelo News Network.   Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif, ayaa ku dhaliilay xukuumadda Somaliland qaabka ay uga jawaabtay damqashada shacbiga Laascaanood kaga

Somaliland: Xisbiga WADDANI Oo Dhaliilo Kulul Kaddib Sheegay Inay Qayb Ka Noqonayaan Xalka Laascaanood

Somaliland Aannay Ka Mid Ahayn Laascaanood Oo Nabad Ah Ma jirayso”  Xisbiga WADDANI Araweelo News Network. Hargeya (ANN)-Xisbiga ugu weyn Mucaaradka ee WADDANI, ayaa sheegay inay gacan ka geysanayaan sidii xaaladda xarunta Gobolka Sool ee Laasacaanood  xal loogu heli lahaa,

Daacigii Weynaa Sheekh Ismaaciil Oo Lagu Aasay Magaalada Barakaysan, Doorkii Iyo Duruufihii Uu Dacwadda Lasoo Maray

Dukaankiisa Oo Camiran Ayuu Ka Dhaqaaqay Si Uu Dacwadda U Faafiyo Ilaa Uu Ku Guulaystay Hadafkiisii Araweelo News Network.   Jeddah (ANN- Daacigii weynaa ee Sheekh Ismaaciil Maxamuud Cigaal oo ahaa Hoggaamiyaha Culimada Tabliiqiyiinta Qaarada Afrika, ayaa ku geeriyooday dalka