Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1803 Posts

Laascaanood Dagaalka Laysugu Awood Sheegtay

#Araweelo_News _Network   Laascaanood{ANN)-Dagaal laysku muquuniyay ayaa saaka ka bilaabmay magaalada Laascaanood, kaas oo sida wararka hordhaca ah ay sheegayaan sababay dhimasho Iyo dhaawac, Isla markaana lagu furtay gaadiidka gaashaaman. Dagaalka ayaa bilaabmay Kaddib markii Ciidamadda maamul goboleedka Soomaaliya ee

Somaliland Yaa iska Leh Masuuliyadda Fashilka Siyaasadeed Ee Laascaanood

#Araweelo_News_network. Hargeysa(ANN)-Koox muwaadiniin aqoonyahan ah, ayaa soo bandhigay bayaan ku saabsan xaaladda Magaalada Laascaanood iyo sababaha salka u ah in fashil siyaasadeed ay waajahdo xukuumadda Madaxweyne Biixi, iyadoo ay suryooyin ooddan galeen wadiiqooyinka siyaasadee ee xal loogu raadin lahaa arrimaha

Somaliland: Xukuumadda Oo Xaqiijisay In Ciidamada Qaranka Laga Soo Saaray Fadhiisimada Jiidda Hore

#Araweelo_News _Network.   Hargeysa(ANN)-Xukuumada Jamhuuriyadda Somaliland ayaa xaqiijisay wararka dhinaca Magaalada Laascaanood ee sheegayay in  ciidamada Qaranku kasoo baxeen Laascaanood iyo Tukaraq, taas oo ay ku tilmaantay qorshe lagu hirgalinayo xabdad-joojintii toddobaadyo ka hor lagu dhawaaqay ee murkucatay. “Markii aanu

Laascaanood: Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Oo Shaaciyay In Madaxweyne Biixi Sababay Fashilka Siyaasadda Iyo In Xadhkaha Nabadu Ka Xidhmiwaayaan Sool

#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Guddoomiyaha Gollha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa sharaxay sababta ay xukuumadda Madaxweyne Biixi xal nabadeed ugu weyday arrinta Laascaanood iyo khaladaadka dabarka ku noqday in isku dayo baddan oo xabbad-joojin iyo wadahadal lagu raadinayay u fashilmeen. Laxidhiidha: Somaliland;

Somaliland representative in Germany, he fights for international recognition of the country, by Göttinger Tageblatt

International Relations #Araweelo_News_Network.   International Relations: Independent but not recognized   Mustafa Yusuf Ismail fights from Göttingen for the international recognition of Somaliland on the Horn of Africa Mustafa Yusuf Ismail has a mission. As the representative of Somaliland in

Somaliland; Xukuumadda Oo Ka Hadashay Weerar Lagu Qaaday Saldhiga Mahad Canbaashe Ee Laascaanood

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Xukuumadda Somaliland, ayaa ka hadashay dagaal maanta ka dhacay Magaalada Laascaanood ee Xarunta gobolka Sool, waxayna sheegtay in Malayshiyada ku sugan halkaa ay weerar kusoo qaadeen fadhiisinka ciidanka.   War-saxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Guddaha Somaliland, ayaa lagu

“Vladimir Putin ‘wuxuu ku dhiman doonaa xabsiga’ haddii uu amro ciidamada Ruushka inay ka baxaan Ukraine.” Bill Browder

Ukraine: China Oo Ku Baaqay Xabbad-joojin Dagaalka #Araweelo_News_Network.   Moscoow(ANN)-Shiinaha ayaa Jimcihii ku baaqay in xabbad-joojin laga sameeyo Ukraine, isla markaana  si deg deg ah loo bilaabo wadahadallo nabadeed oo u dhexeeya Kyiv iyo Moscow. Laxidhiidha: Ruushka Oo Xoojiyay Dagaalka

Ukraine: A Year of Atrocities, Justice Essential The Report@HRW

#One Year of #Atrocities in #Ukraine Human #Rights Watch Report #Araweelo_News_Network.   New York(ANN)- “Human Rights Watch has documented atrocities on both sides in Ukraine since the start of the invasion and released multiple reports detailing possible war crimes and

Ukraine: Ruushka Oo Xoojiyay Dagaalka Kaddib Booqashadii Biden

#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Millateriga dalka Ukraine ayaa sheegay in ciidamada Ruushka ay sii wadeen weerara Bariga magaalada Bachmut oo ah mid istiraatiiji ah, shaqaalaha guud ee ciidamada qalabka sida ee Ukraine ayaa sheegay in ay jiraan 59 weerar oo ahaa gantaalo lagu

Somaliland Iyo Maraykanka Oo Warar Is Khilaafsan Kasoo Saaray Kulanka Madaxweyne Biixi iyo Ambasaador Tim Trenkle

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay maanta safiir ku xigeenka Maraykanka ee Safaaradda Somalia Ambassador. Tim Trenkle oo safar gaaban ku yimi Somaliland. Kulanka Madaxweyne Biixi iyo Ambasaador Tim, ayaa ahaa mid albaabada loo xidhay