Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1802 Posts

Somaliland: Caalinkii Weynaa Ee Sh Maxamuud Suufi Oo Geeriyooday

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)- Mufdigii weynaa ee Sheekh Maxamuud Maxumed (Sh. Maxamuud Suufi), ayaa ku geeriyooday caawa  Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland. Allah haw naxariistee Sheekh Maxamuud, wuxuu ka mid ahaa culimada waaweyn ee Soomaalida, gaar ahaan Somaliland, wuxuu ahaa caalin

Sudan: General Al-Burhaan Oo sheegay La Weeraray Gurigiisa

Dagaal Ka Qarxay Suudaan Millateriga Oo Xukunka Isku Haysta #Araweelo_News_Network.   Khartoum (ANN)- Dagaal ka qarxay dalka Suudaan ayaa sababay dhimashada ugu yaraan Ilaa 11 qof oo rayid ah, kuwaas oo lagu dilay guud ahaan Suudaan kaddib markii ay isku

Somaliland: Madaxweyne Biixi Muxuu Kaga Jawaabay Soo Jeedinta Dublamaasiyiinta Beesha Caalamka Ee Xalka Dagaalka Laascaanood Iyo Arrimaha Doorashooyinka

Laascaanood: Arrimaha Xaasaasiga Ah Ee La Hordhigay Madaxweyne Biixi iyo Jawaabaha Uu Ka Bixiyay #Araweelo_News_Network Hargeysa (ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland ayaa ka hadashay waxyaabo ay isla qaateen dublamaasiyiinta shisheeye ee danaynaya arrimaha amaanka Somaliland ee xaaladda colaadda Laascaanood iyo arrimaha doorashooyinka

Washington Oo Ka Walaacsan Faafinta Sirta Difaaca Iyo Duuliye Loo Qabtay Kiiskaa Oo Maxkamad Lasoo Taagay

#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-Baadhayaasha Federaalka ee Maraykanka ayaa Khamiistii shalay xidhay shaqsi lala xidhiidhinayo faafinta xogta sirta ah ee Maraykanka ee dagaalka Ukraine oo todobaadkii hore la faafiyay. Xeer Ilaaliyaha Guud Maraykanka, Merrick Garland ayaa xadhiga shaqsigaa daqiiqado kaddib shir jaraa’id

Somaliland: Ciidanka Dab Damiska Iyo Badbaadinta Bulshada Ee Masiibooyinka Oo Soo Bandhigay Laba Dhacdo Oo Murruga Ah

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Ciidanka Dab-damiska iyo kharaha kale ka badbaadiya  Bulshada  ayaa soo bandhigay laba dhacdo oo murrugo ah, kuwaas oo xilliyo kala duwan ka dhacay Magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama.   Dhacdada Hargeysa, ayaa ah markii ay Allah haw naxariistee hooyo

Laascaanood: Xaaladda Weli Cakiran Iyo Abaabul Guluf Dagaal

#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ku jirta xaalad cakiran oo aan la saadaalin karin, iyadoo maalinba maalinta ka danbaysa ay kusoo qulqulayaan Maleeshiyaad ka imanaya dhinaca Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaliya iyo deegaamo kale oo Soomaaliya ah.

Warbixin Sir Ah Oo Sheegtay In Masar Shixnad Gantaalo Ah U Diray Ruushka Iyo Maraykanka Oo Ka Niyadxun Ukraine

#Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Warbaahinta reer galbeedka ayaa shaacisay in ay jiraan shixnad hub ah oo dawladda Masar doonayso inay si hoose ugu dirto Mascow. Wargayska Washington Post ayaa qoray in dukumentiyo laga helay sirta dawladda Maraykanka ku lug yeelan karaan xulafada Maraykanka,

Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Madaxtooyadda Ee Lagu Gorfeeyay Xaaladda Dalka Iyo Dagaalka Laascaanood

#Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah oo albaabada loo xidhay  la yeeshay Ururada Siyaasada ee u taagan tartanka doorashooyinka aan weli laysla meel dhigin xilliga ay dalka ka qabsoomayaan. Kulanka oo aan

Ergayga Madaxweynaha Somalia U Magcaabay Arrimaha Somaliland Muxuu Ka Aamisanyahay Qadiyada Madaxbanaanida?

#Araweelo_News_Network. Muqdisho, Somalia, (ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhowaan u mgacaabay Siyaasiga Cabdikariim Guuleed inuu noqdo Ergayga gaarka ah ee arrimaha Somaliland. Ergayga, ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay dawladda Federaalka ee Soomaaliya, waxaana magcaabistiisa xilligan

Djibouti Madaxweyne Geelle Maxay Ka Wadahadleen Wefdi Ka Socda Dalka Ethiopia

#Araweelo_News_Network.     Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti heer sare ah oo ka socda dawladda Ethiopia.   Wefdigaa oo uu hoggaaminayo Aadan Faarax oo ah Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo-sooranka ee Ethiopia iyo masuuliyiin