Category: Breaking News
Washington Oo Ka Walaacsan Faafinta Sirta Difaaca Iyo Duuliye Loo Qabtay Kiiskaa Oo Maxkamad Lasoo Taagay
#Araweelo_News_Network. Washington (ANN)-Baadhayaasha Federaalka ee Maraykanka ayaa Khamiistii shalay xidhay shaqsi lala xidhiidhinayo faafinta xogta sirta ah ee Maraykanka ee dagaalka Ukraine oo todobaadkii hore la faafiyay. Xeer Ilaaliyaha Guud Maraykanka, Merrick Garland ayaa xadhiga shaqsigaa daqiiqado kaddib shir jaraa’id
Somaliland: Ciidanka Dab Damiska Iyo Badbaadinta Bulshada Ee Masiibooyinka Oo Soo Bandhigay Laba Dhacdo Oo Murruga Ah
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Ciidanka Dab-damiska iyo kharaha kale ka badbaadiya Bulshada ayaa soo bandhigay laba dhacdo oo murrugo ah, kuwaas oo xilliyo kala duwan ka dhacay Magaalooyinka Hargeysa iyo Boorama. Dhacdada Hargeysa, ayaa ah markii ay Allah haw naxariistee hooyo
Laascaanood: Xaaladda Weli Cakiran Iyo Abaabul Guluf Dagaal
#Araweelo_News_Network. Laascaanood(ANN)-Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, ayaa ku jirta xaalad cakiran oo aan la saadaalin karin, iyadoo maalinba maalinta ka danbaysa ay kusoo qulqulayaan Maleeshiyaad ka imanaya dhinaca Maamul Goboleedka Puntland ee Soomaliya iyo deegaamo kale oo Soomaaliya ah.
Warbixin Sir Ah Oo Sheegtay In Masar Shixnad Gantaalo Ah U Diray Ruushka Iyo Maraykanka Oo Ka Niyadxun Ukraine
#Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Warbaahinta reer galbeedka ayaa shaacisay in ay jiraan shixnad hub ah oo dawladda Masar doonayso inay si hoose ugu dirto Mascow. Wargayska Washington Post ayaa qoray in dukumentiyo laga helay sirta dawladda Maraykanka ku lug yeelan karaan xulafada Maraykanka,
Somaliland: Maxaa Kasoo Baxay Kulanka Madaxtooyadda Ee Lagu Gorfeeyay Xaaladda Dalka Iyo Dagaalka Laascaanood
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta kulan gaar ah oo albaabada loo xidhay la yeeshay Ururada Siyaasada ee u taagan tartanka doorashooyinka aan weli laysla meel dhigin xilliga ay dalka ka qabsoomayaan. Kulanka oo aan
Ergayga Madaxweynaha Somalia U Magcaabay Arrimaha Somaliland Muxuu Ka Aamisanyahay Qadiyada Madaxbanaanida?
#Araweelo_News_Network. Muqdisho, Somalia, (ANN)-Madaxweynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa dhowaan u mgacaabay Siyaasiga Cabdikariim Guuleed inuu noqdo Ergayga gaarka ah ee arrimaha Somaliland. Ergayga, ayaa xilal kala duwan kasoo qabtay dawladda Federaalka ee Soomaaliya, waxaana magcaabistiisa xilligan
Djibouti Madaxweyne Geelle Maxay Ka Wadahadleen Wefdi Ka Socda Dalka Ethiopia
#Araweelo_News_Network. Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Dalka Djibouti, Ismaaciil Cumar Geelle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wefti heer sare ah oo ka socda dawladda Ethiopia. Wefdigaa oo uu hoggaaminayo Aadan Faarax oo ah Madaxweyne ku xigeenka Xisbiga Barwaaqo-sooranka ee Ethiopia iyo masuuliyiin
Somaliland Go’aamo Xukuumaddu Ku Muujisay Ahmiyada Ay Leedahay In Laascaanood Laga Sifeeyo Puntland Iyo Kooxaha Aragagixisada
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa si cad u muujisay ahmiyada ay leedahay in magaalada Laascaanood laga sifeeyo maleeshiyada maamulka Puntland iyo kooxo ay sheegtay inay Argagixisada ka dagaalamay halkaa. Balse Go’aamada kasoo baxay shirkii gollaha wasiirrada Somaliland ee
Boosaaso Weerar Khasaare Dhaliyay Oo Sababay Dhimasho Iyo Dab Ka Kacay Suuqa Ganacsiga Ee Al-macruuf
#Araweelo_News_Network. Boosaaso(ANN)-Weerar lagu qaaday suuqa ganacsiga ee Al-macruuf oo ah suuq ganacsi oo ku yaal magaalada Boosaaso, weerarka oo caawa saacadihii danbe dhacay, ayaa sababay khasaare ballaadhan, iyadoo la arkayay markii weerarku dhacay dab ka kacay suuqa. Wararka hordhaca
Ukraine: Balanqaadka Poland Ee Diyaaraddaha Dagaalka Iyo Kaalmada Millateri Oo Sii Kordhinaya Cadhada Ruushka
Taangiyada La Buunbuuniyay Iyo Gantaalaha Ridada Dheer Ee Xulufadda NATO Maxay Ka Beddeleen Dagaalka Ukraine #Araweelo_News_Network. Warsaw (ANN)-Madaxweynaha Ukraine, Zelenskyy oo ku jira jaah wareerka dagaalka dalkiisa, ayaa booqasho ku tegey dalka Poland, halkaas oo soo dhawayn rasmi ah ka