Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1789 Posts

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Haligmay Dhaam Ku Yaal Hargeysa

#Araweelo_News_Network.   HargeysaANN)-Wiil dhalinyaro oo dadiisa lagu sheegay 18 Jir ah, ayaa ku nafwaayay Dhaam ku yaal Koonfurta Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaafadda Digaale. Marxuukka oo magaciisu ahaa Maxamed Cali Faarax, ayaa markii shilku dhacay qayladhaan lagu soo gaadhsiiyay Ciidanka

The book The SNM Liberation Struggle is deposited in the US Library of Congress

#Araweelo_News_Network. “The SNM Liberation Struggle (1981–1993),” Washington (ANN): The book written by the great writer Mujahid Bobe Yusuf Duale, which talks about the struggle of the Somali Nationalist Movement Organization (SNM) has been entered in the History Library of the

Guddoomiye Faysal Dhaleecayn U Jeediyay Madaxweyne Biixi, Odayaasha Ka Yimi Muqdisho Sharaxaadna Ka Bixiyay Xaaladda Dalka Iyo Xalka Laascaamood

“Odayaasha Xamar Ka Yimi Wanaag ma wadaan, waxan haynaa warbixintii ay direen, Muusena waxan leeyahay mar uu sidii Madaxweyne u dhaqan.” Guddoomiye Faysal.   #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa ka hadlay xaaladda dalka, isagoo si

Miisaaniyaddaha Dhanka Millateriga Oo Korodhkii Ugu Badnaa Lagu Sameeyay Soddon Sannadood

#Araweelo_News_Network.   Stockholm (ANN)- Dunnida waxa si weyn u saameeyay dhaqaalaha iyo amniga dagaalka Ukraine oo ay ku hirdamayaaan xulufadda NATO ee Maraykanku hoggaamiyo oo taageeya Ukarine iyo Ruushka dedaal ugu jira inuu soo celiyo xullufadii dhigeeda ahayd ee Warsaw

Khartoum: Which EU countries have already managed evacuations?

#Araweelo_News_Network.   Khartoum (ANN)-EU foreign policy chief Josep Borrell said Monday that more than 1,000 EU citizens had been evacuated, reported by BBC. France has airlifted 400 people of multiple nationalities to Djibouti. The Netherlands said it had sent two planes

Britain Oo Duulimaadkii U Horeeyay Muwaadiniinteeda Kala Baxday Khartoum

#Araweelo_News Network Khartoum(ANN)-Duulimaadkii ugu horeeyay ee muwaadiniin British ah, ayaa laga daadgureeyay dalka Sudan, kuwaas oo laga dejiyay Qubrus.   Ilaa hadda waxa duulimaadka ugu horeeya lagu qaaday 39 qof, iyadoo wararka sheegayaan in weli agaalo ba’an ay ka socdaan

Koonfur Afrika Oo Ka Baxday Maxkamadda Caalamiga Ah Ee ICC Markii Ay Dalbatay In La Xidho Madaxweynaha Ruushka

#Araweelo_News_Network.   Pretoria (ANN)-Koonfur Afrika, ayaa sheegtay inay ka baxday ka mid ahaanshaha Maxkamadda Caalamiga ah ee denbiyadda Dagaalka ee loo soo gaabiyo ICC. Madaxweynaha Dalka Koonfur Afrika,  Cyril Ramaphosa ayaa Salaasadii si cad u sheegay in xisbigiisa talada haya

Switzerland Oo Lagu Dhaleeceeyay Inay Ka Faagatay Dagaalka Ukraine

#Araweelo_News_Network.   Berlin(ANN)-Dawladda Switzerland, ayaa dhaleecayn kala kulantay dalalka Midawga Yurub iyo xulufadda Maraykanka, kaddib markii ay diiday inay qayb ka noqoto dagaalka Ukraine. Switzerland, ayaa difaacay siyaasaddeeda ku waajahan in dalkeedu aannay qayb ka noqonay in hubka loo dhoofiyo

Wiilka Afhayeenka Kremlin Dmitry Peskov Oo Ku Biiray Dagaalka Ukraine  

#Araweelo_News_Network.   Moscow(ANN)-Wiilka uu dhalay Afhayeenka Aqalka looga taliyo Ruushka ee Kremlin,  Dmitry Peskov, oo magaciisu yahay Nikolai Peskov, ayaa waraysi uu siiyay warbaahinta Ruushka ku sheegay inuu go’aansaday inuu uga adeego dalkiisa, isagoo qayb ka noqday dagaalka Ukraine.  

Laascaanood: Garaad Jaamac Oo Farriimo Iyo Dardaaran Duurxula Jeediyay

“Laascaanood annigaa wax layga weydiinayaa oo Garaadkii Gobolka Ah, hadal meel laga yidhina dal laguma xorreeyo, waana la xisabtamayaa.” Garaad Jaamac #Araweelo_News_Network.   Laascaanood (ANN)- Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil Ducaale, ayaa ka hadlay xaaladda Magaalada Laascaanood iyo collaada ka taagan