Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1789 Posts

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Magcaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyay

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa magaacis iyo xil ka qaadis ku sameeyay xubno ka mid ah xukuumaddiisa, sidaana waxa lagu sheegay wareegtooyin kasoo baxay qasriga Madaxtooyadda Somaliland Khamiistii maanta.     Wareegtooyinka Madaxtooyadda oo nuqul ka

Somaliland: Madaxweyne Ku Xigeenka Saylici Oo Ka Dhawaajiyay Weedho Dareen Dhaliyay

“Annigaa Qiraya In Somaliland Hagratay Reer Awdal” Saylici   #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, Cabdiraxmaan Saylici, ayaa sheegay in xukuumadda uu ka tirsanyahay xilligan iyo kuwii ka horeeyayba ay hagradeen dadka reer Awdal. Cabdiraxmaan Saylici, wuxuu sheegay in aan marnaba

Muusoow sharaftayadii Baad Dishay Soomaali Oo Dhan Ayaa Naga Baqaysay Faysal Cali Waraabe

“Soddonkaa Sammo Adaan Muusoow Dalka Kaa Horjoogay” Guddoomiye Faysal. #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)- Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Madaxweue Biixi ku eeddeeyay inuu sumcadii Somaliland dilay, isla markaana gaadhsiiyay meel fashil ah. Guddoomiye Fausal, oo daba

Khudbadda Madaxweynuhu Waxay Ahayd Qosol Iyo Jees Jees

              #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Mucaaradka, ayaa si weyn u dhaliilay khudbad sannadeedkii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ka jeediyay fadhiga labada golle ee Guurtda iyo Wakiillada.   Khudbadaa oo Madaxweynuhu kaga hadlay arrimo baddan, waxay

Boorama: Dadka Waxan Samaynayaa Waa Kuwa Doonaya In Magaaladu Burburto Wasiir Kaahin

#Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Wasiirka Arrimaha Guddaha Somaliland, Maxamed Kaahin Axmed, ayaa ka hadlay xaaladda Boorama.                     Post Views: 384

#Boorama Rabshado #Khasaare Loogu Gaysatay #Ganacsiga Oo Gilgilay #Amniga

Odayaasha Iyo Madaxdhaqameedka Jufada Marxuumka La Dilay Oo Ka Hadlay Rabshaddaha #Araweelo_News_Network.     Boorama (ANN)-Mudahaaraadyo Rabshado isu beddelay, ayaa maanta ka dhacay xarunta gobolka Awdal ee Magaalada Boorama, kuwaas oo khasaare loogu geystay xarumo ganacsi oo shirkaddo waaweyn ay

Maxaa Keenay Dagaalka Laascaanood? Madaxweyne Biixi

“Argagixisada waynu is-huran-nahay, Shacabka Reer Laascaanoodna…” Madaxweynaha Somaliland #Araweelo_News_Network.  Hargeysa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somalilamd, Muuse Biixi ayaa ka hadlay sababta keentay dagaalka Laascaamood, wuxuuna tafaasil ka bixiyay halka ay salka ku hayso arrinta dagaalka Laascaanood. Madaxweyne Biixi, wuxuu arrimahaa iyo kuwo

Madaxweyne Biixi Muxuu Ka Yidhi Arrimaha Doorashooyinka Iyo Jiritaanka Asxaabta

“Haddii faro-gelin shisheeye soo dhex-gasho Xisbiga, waxay khatar ku tahay Qarannimada Dalkeena” Madaxweyne Biixi #Araweelo_News_Network.     Hargeysa(ANN)-Somaliland waxa lagu majeertaa Dimuqraadiyad iyo Doorashooyin xor iyo xalaal ah, taasina waxa ay innooga baahan tahay dhammaystirka tiirar aasaasi u ah, oo

#Somaliland: Khudbad Sannadeedka Madaxweynaha Ee Dastuuriga Ah #2023

#Araweelo_News_Network. Somaliland:  Khudbad Sannadeedka Madaxweynaha Ee Dastuuriga Ah 2023     Hargeysa(ANN)- Madaxweyne Biixi, ayaa sheegay in Xukuumaddiisu iyada oo sii ambaqaadaysa Barnaamij Siyaasadeedkii Xisbiga KULMIYE ee ay bilawday Xukuumaddii Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo dadaal badan ay gelisay  ka-midho-dhalinta Barnaamij

#Laascaanood: Dagaal Laysku #MIrray

#Laascaanood: Dagaal Laysku MIrray #Araweelo_News_Network Laascaanood(ANN)-Dagaal Culus ayaa ka dhacay Magaalada Laascaanood, kaas oo caawa ka bilaabmay dhawr aag oo kala duwan. Malayshiyadda Huwanta ayaa ilaa saddex jiho kasoo  weeraray ciidanka Qaranka Somaliland xilli ku beegan caweyskii danbe. Xoggo Saraakiisha