Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1802 Posts

$omalia: Xoggaha Iyo Dareenka Ku Xeeran Hub Iyo Saannad Millateri Oo Lagu Qabtay Muqdisho

Dukumeentiyada Qalabka iyo Noocyada #Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Hay’adda Nabad Suggida iyo Sirdoonka Qaranka Somaliya ee NISA, ayaa sheegtay Khamiistii inay gacanta ku dhigtay laba shixnad oo isugu jira agab ciidan oo casri ah iyo waxyaabaha loo adeegsado qarxa, kuwaas oo sida muuqata

Siyaasiga Maxamuud Xaashi Oo Ugu Baaqay Xukuumadda Inay Xorriyadeeda Usoo Celiso Weriye Bushaaro Baanday

“Cabudhin, cagajugleyn, ka cad-goosi iyo cadaalad darro waa cuduradii iyo calaamadihii ay ummadani ka soo dagaalantay” Maxamuud Xaashi   #Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa si addag uga hadlay xadhiga Weriye Bushaaro Baanday

Ukraine: Ruushka Oo La Wareegay Magaalada Ahmiyada Weyn U Leh Dagaalka Ee Bakhmut

Qabsashada Bakhmut waxay khatar ku tahay Kyiv, waxayna dhirbaaxo iyo Guuldaro ku tahay Ukarine Iyo Xulufadda NATO. #Araweelo_News_Network.   Bakhmut (ANN)-Dagaalkii Ukraine ee ugu dambeeyay Millateriga Moscow, ayaa qabsaday ‘99.9% Xuduudaha Juqraafi  ee Bakhmut oo ah magaalo in ka baddan

Somaliland: Warbixin Sheegtay In La Qabtay 54 Maxbuus Oo Lala Xidhiidhiyay Al-shabaab

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay 54 maxbuus oo looga shakiyay inay ka mid yihiin kooxaha Argagixisada ee Al-shabaab, kuwaas oo doonayay inay falal amnidaro ka fuliyaan Somaliland. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Maxamed Aadan Sanqadh

It’s time for Somaliland and Dhulbahante to talk. The ICG statement on the situation of LasAnod

  The first immediate steps should be a lasting ceasefire and getting the delayed elections in Somaliland on schedule, according to a statement for the International Crisis Group. >”Hargeisa shows its disregard for the Dhulbahante deep-seated grievances by blaming the

Dagaalka Suudan Oo Sii Xoogaystay Iyo Hoggaamiyaha Millateriga Oo Xilka Ka Qaaday Ku Xigeenkiisa Dagaalka Kula Jira

#Araweelo_News_Network.   Khartoum (ANN)-Dagaalka ayaa dib uga bilaamay dalka Suudaan, iyadoo ay jiraan Duqaymo culus oo saacadihii lasoo dhaafay tan iyo Khamiistii hubka culus lagu garaacay degaannada koonfurta ee caasimadda Suudaan. Sidoo kale, waxa lasoo sheegayaa in meel u dhow

Riyadh: Soo Dhowaynta Bashaar Al-Assad, Dhawaaqyada Boqor Cabdalla Iyo Baryootanka Madaxweynaha Ukraine Ee Shirka Jaamacadda Carabta

#Araweelo_News_Network. Jiddah (ANN)-Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay shir madaxeedka Carabta Jimcihii, isagoo ka guulaystay dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya shir ay lahaayeen. Hoggaamiyayaasha Jaamacadda Carabta ee ka fogaaday 12 sannadood ka hor markii dalka Suuriya

Somaliland: Xuska Munaasibadda 18May Oo Lagu Bandhigay Cududda Ciidan Iyo Hub Casri Ah

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)- Xuska Munaasibadda 32 guurada kasoo wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay madaxbanaanideeda shirkii 18 May Burco ee 1991, ayaa si weyn looga dabaaldegay guud ahaan Somaliland, iyadoo munaasibadda laysugu soo baxay fagaarayaasha magaalooyinka waaweyn ee Caasimadda Hargeysa,

Madaxweyne Biixi Oo Ku Hanjabay In Lasii Wadayo Dagaalka Laascaanood Farragelinta Doorashooyinkana Ka Digay

  “Ragga dheel-dheelayow dagaalku wuu soconayaa ilaa iyo taako Somaliland ah cadowgu ku jiro, intuu doonaba ha qaatee,” Madaxweyne Biixi Oo Ka Haldayay Munaasibadda xuska 18May 2023 #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Jamhuuriyadda Somaliland,Muuse Biixi Cabdi, oo kumanaan shacbiga Magaalada Hargeysa maanta kula

#Muqdisho Iyo Munaasibadda Xuska 18May

#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, ayaa dammaashaad lagu qaabilay xuska sannad-guurada 32aad ee wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay madax-banaanideedii shirkii Burco ee 18May 1991. Madasha loogu balansanaa munaasibadda xalay ayaa waxa soo dhexgalay wax-xoogay khilaaf ah oo hakiyay,