Category: Breaking News
Somaliland: Warbixin Sheegtay In La Qabtay 54 Maxbuus Oo Lala Xidhiidhiyay Al-shabaab
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Booliska Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegay in gacanta lagu dhigay 54 maxbuus oo looga shakiyay inay ka mid yihiin kooxaha Argagixisada ee Al-shabaab, kuwaas oo doonayay inay falal amnidaro ka fuliyaan Somaliland. Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland, Maxamed Aadan Sanqadh
It’s time for Somaliland and Dhulbahante to talk. The ICG statement on the situation of LasAnod
The first immediate steps should be a lasting ceasefire and getting the delayed elections in Somaliland on schedule, according to a statement for the International Crisis Group. >”Hargeisa shows its disregard for the Dhulbahante deep-seated grievances by blaming the
Dagaalka Suudan Oo Sii Xoogaystay Iyo Hoggaamiyaha Millateriga Oo Xilka Ka Qaaday Ku Xigeenkiisa Dagaalka Kula Jira
#Araweelo_News_Network. Khartoum (ANN)-Dagaalka ayaa dib uga bilaamay dalka Suudaan, iyadoo ay jiraan Duqaymo culus oo saacadihii lasoo dhaafay tan iyo Khamiistii hubka culus lagu garaacay degaannada koonfurta ee caasimadda Suudaan. Sidoo kale, waxa lasoo sheegayaa in meel u dhow
Riyadh: Soo Dhowaynta Bashaar Al-Assad, Dhawaaqyada Boqor Cabdalla Iyo Baryootanka Madaxweynaha Ukraine Ee Shirka Jaamacadda Carabta
#Araweelo_News_Network. Jiddah (ANN)-Madaxweynaha Suuriya Bashaar Al-Asad ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay shir madaxeedka Carabta Jimcihii, isagoo ka guulaystay dhaxal sugaha Boqortooyada Sacuudi Carabiya shir ay lahaayeen. Hoggaamiyayaasha Jaamacadda Carabta ee ka fogaaday 12 sannadood ka hor markii dalka Suuriya
Somaliland: Xuska Munaasibadda 18May Oo Lagu Bandhigay Cududda Ciidan Iyo Hub Casri Ah
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Xuska Munaasibadda 32 guurada kasoo wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay madaxbanaanideeda shirkii 18 May Burco ee 1991, ayaa si weyn looga dabaaldegay guud ahaan Somaliland, iyadoo munaasibadda laysugu soo baxay fagaarayaasha magaalooyinka waaweyn ee Caasimadda Hargeysa,
Madaxweyne Biixi Oo Ku Hanjabay In Lasii Wadayo Dagaalka Laascaanood Farragelinta Doorashooyinkana Ka Digay
“Ragga dheel-dheelayow dagaalku wuu soconayaa ilaa iyo taako Somaliland ah cadowgu ku jiro, intuu doonaba ha qaatee,” Madaxweyne Biixi Oo Ka Haldayay Munaasibadda xuska 18May 2023 #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Jamhuuriyadda Somaliland,Muuse Biixi Cabdi, oo kumanaan shacbiga Magaalada Hargeysa maanta kula
#Muqdisho Iyo Munaasibadda Xuska 18May
#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Magaalada Caasimadda ah ee Muqdisho, ayaa dammaashaad lagu qaabilay xuska sannad-guurada 32aad ee wareegtay markii ay Somaliland lasoo noqotay madax-banaanideedii shirkii Burco ee 18May 1991. Madasha loogu balansanaa munaasibadda xalay ayaa waxa soo dhexgalay wax-xoogay khilaaf ah oo hakiyay,
Xuska 18May Oo Muqdisho Si Weyn Uga Socda
#Araweelo_News_Network Muqdisho(ANN)- Magaalada Muqdisho ee caasimadda Somalia, ayaa laga xusay sannad-guurada 32aad ee munaasibadda xuska 18May. Daawo wacdararaha Muqdisho ee xuska sannad-guurada 32aad ee Somaliland. https://www.facebook.com/watch/?v=914457189638796 Please share with your friends the news and information provided by Araweelo
Siyaasaddu Maaha Sida Laadhuuda” Guddoomiyaha KAAH Maxamuud Xaashi
“Annagu Waxaan Saarnayn Gaadhiga Madaxweynaha Ee Dorashada Ururada, Waxaase Jira…. “ #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa ka hadlay arrimo baddan oo si weyn saaxadda siyaasadda uga muuqda. Sidoo kale, Maxamuud Xaashi, wuxuu ka hadlay arrimaha siyaasaddeed
Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Lasoo Daayo Dadkii Loo Xidhay Rabshadihii Boorma
Maydka Sarkaalkii Lagu Dilay Lughaya Toban Maalmood Ka Hor Oo Maanta Lagu Aasay Boorama #Araweelo_News__Network. Hargyesa(ANN)- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah mudanayaasha gollaha wakiillada kasoo galay gobolka Awdal, ayaa ugu baaqay xukuumadda in lasoo daayo dadkii loo