Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1802 Posts

Somaliland: Bushaaro Baanday Oo Markii Saddexaad Maxkamadda La Horgeeyay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Weriye Bushaara Baanday, ayaa markii  saddexaad Sabtidii Maanta la horgeeyay Maxkamadda Gobolka Maroodi_jeex, si looga qaado rumaan oggolaanaya  in xabsiga lagu hayo.   Weriye Bushaaro ayaa la xidhay Badhtamihii May, iyadoo xilligaa safarkeeda ku wajaahnaa dhinaca Magaalada Hargeysa

Sool: Maydadka Koox Ku Haligmay Qorshe Ay Ku Doonaysay Inay Gooyaan Biriishyada Isku Xidha Laascaanood Iyo Caynaba

#Araweelo_News_Network.   Laascaanood(ANN)-Maydadka dhawr qof oo aan tiradooda la xaqiijin karin, ayaa lagu arkay Laangawlalo, kuwaas oo miino ay doonayeen inay jaraan Briishyada ay ku qaraxday, ka hor intii aannay ku guulaysan qorshohooda ahaa inay wadada ku gooyaan.   Deegaanka

Puntland: Madaxweyne Deni Oo Ganafka Ku Dhuftay Qorshaha Cusub Ee Dawladda Federaalka

#Araweelo_News_Network.   Garoowe(ANN)-Madaxweynaha Maamul gobolleedka Soomaaliya ee Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa ganafka ku dhuftay go’aamada kasoo baxay Madaxda Gollaha Wadatashiga Qaran ee ku shiray Magaalada Muqdisho.   Madaxweyne Deni, wuxuu si weyn u daadafeeyay in aannay maamulka Puntland waxba

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Awooddi Waayay Inay Xaqiijiyaan Doorashada U Qorshaysan

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa sheegay inay bilaabayaan kaadhka cod-bixinta maalinta beri ee 31 May 2023. Afhayeenka Guddida Doorashooyinka Qaranka, Cabdicasiis Warsame oo ka hadlayay maanta hawsha Kommishanka Doorashooyinka iyo arrimaha kaadh qaybinta, wuxuu balanqaaday inay qabanayaan doorashada marka

“Siyaasaddu Waa Hadhkaa Labadiisa Gelin, Mar Waa Kufiso, Marna Waa Kibriso”Maxamuud Xaashi

Siyaasi Maxamuud Xaashi Muxuu Ka Yidhi, Doorashada Turkiga Iyo Guusha Erdogan ? #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Siyaasiga Maxamuud Xaashi Cabdi oo xilligan ah Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH, ayaa ka hadlay doorashada dalka Turkiga ee shalay lagu kala calaf qaaday, kaddib tartan addag oo

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Qaybgalay Aas Qaran Oo Loo Sameeyey Cismaan Indhoole Oo Ahaa Halyay Naftiisa Usoo Hibeeyay Dalkiisa

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas qaran oo xabaalaha Baqiic ee duleedka Waqooyi ee Caasimadda Hargeysa loogu sameeyey Marxuum Cismaan Axmed Xasan (Cismaan Indhoole) oo xalay Hargeysa ku geeriyooday. Marxuum Cismaan Axmed Xasan oo

Ukraine: Maxaabiista Bakhmut Oo Ruushku Sii Daayay

#Araweelo_News_Network.     Moscow(ANN)-Ruushka, ayaa sii daayay 106 askari oo u dhashay Ukraine, kuwaas oo ahaa maxaabiis lagu qabtay dagaalka dhawra bilood ka socday Bakhmut. Sidaana, waxa lagu sheegay Bayaan kasoo baxay, madaxa shaqaallaha ee Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky oo

Erdogan: Guusha Doorashada Turkiga Iyo Hoggaamiyaha Mucaaradka Oo Hadal Dhiila Ah jeediyay

#Araweelo_News_Network.   Ankara(ANN)- Natiijadda doorashooyinka ku celiska ah ee Turkiga, ayaa  si hordhac ah loo shaaciyay, iyadoo  guusha doorashada sida addag loogu tartamay  ay  raacday Madaxweyne Recep Tayyip Erdogan iyo xisbigiisa (AK Party).   Kemal  Kilicdaroglu , ayaa lagaga adkaaday

Doorashooyinka Turkiga Oo Ku Noqday Loollan Adag Oo Ay Mar Kale Isku Waajaheen Erdogan iyo Hoggaamiyaha Mucaaradka Kemal Kilicdaroglu

#Araweelo_News_Network. Ankara(ANN)- Natiijadda doorashooyinka ku celiska ah ee Turkiga, ayaa la filayaa in lagu dhawaaqo natiijooyinka hordhaca ah, wallow xaalaaddu tahay mid muujinay inuu mar kale loollan addag dhexmaray Madaxweyne Erdogan iyo Hoggaamiyaha Mucaaradka Kemal  Kilicdaroglu. Xayiraadda baahinta ee ku

Hoggaamiyaha Calooshood U Shaqaystayaa Wagner Oo Ka Digay Khatarta Ruushka Kaga Iman Karta Dagaalka Ukraine

 Dagaalka Kooxdiisa Wagner Kula Wareegtay Bakhmut ayuu sheegay in 20,000 oo ciidamadiisa ah iyo 50,000 oo Ukraine ah lagu dilay.   #Araweelo_News_Network.   Bakhmut(ANN)- Hoggaamiyaha dagaalyahanka kooxda gaarka gaarka ah ee calooshood u shaqayntayaasha Wagner, Mr. Yevgeny Prigozhin ayaa ku