Category: Breaking News
Puntland: The war that caused losses and exploded in Garowe
Garowe(ANN)- A war has started in Garowe, the headquarters of the Somali Regional Government in Puntland, and reports say that there has been a loss of life and a large number of injuries have been taken to private and government
Hoggaamiyaha Xisbiga U Dagaalama Xorriyadda dhaqaallaha Ee Koonfur Afrika Ugu Baaqay Xukuumadda In Dhalinyarada Aan Shaqayn Ee Ka Baxay Jaamacaddaha Lacag Gunnooyin La Siiyo
#Araweelo_News_Network. Johannesburg (ANN)-Hoggaamiyaha Xisbiga u dagaalama xorriyadda dhaqaallaha ee dalka Koonfur Afrika oo loo soo gaabiyo (EFF), Julius Sello Malema, ayaa ku taliyay in Dowladdu siiso lacago gunnooyin ah Ardayda ka Qalin jebisay Jaamacaddaha gaar ahaan kuwa bilaa camalka ah.
Hoggaamiyayaasha Afrika Oo U Boqoolay Xalinta Dagaalka Ukraine
#Araweelo_News_Network. Kyiv(ANN)-Hoggaamiyayaasha Lix dal oo Qaaradda Afrika ah ayaa isku xilqaamay inay u Kala dab qaadaan waddamada Ruushka iyo Ukraine, iyagoo doonaya in lasoo afjaro dagaalka socday sannadka iyo dheeraadka ee sida weyn u saameeyay dhaqaalaha aduunka iyo cuntada.
Professor Poland Ka Sheegay In Caalamka Loo Tuso In Ruushka Lagaga Adkaaday Dagaalka Iyo Putin Oo Guul Ugu Bushaareeyay Shacbigiisa
#Araweelo_News_Network. Warsaw (ANN) – Professor Elyon Cohin oo u dhashay dalka Poland, ayaa sheegay in shacbiga Ruushka laga dhaadhiciyo in lagaga adkaaday dagaalka Ukriane. Professor Elyon Cohin oo khudbadda uu kaga hadlay arrimahaa ka jeedinayey Machadka xidhiidhka
Somalia: Xukuumadda Oo Sheegtay In Muddo Kooban Lagu Diyaariyay Labaatan Kun Oo Ciidan Ah
#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaarisay labaatan kun oo ciidan ah, sidaana waxa shaaca ka qaaday Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xamsa Cabdi Barre, oo maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee dhowaan dowladda Soomaaliya ay
#Somaliland: Madaxweynaha Oo Dhoolacadayn Ku Daaf-furay Imtixaanka Shahaadiga Ah Ee sannad-dugsiyeedka 2022-2023
Tirada Ardaydii Ugu Badnayd Iyo Waxyaabaha Ku Cusub Imtixaanka #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhoolacadayn ku daah-furay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasallada 4aad ee Dugsiyada sare iyo Fasallada 8aad ee Dugsiyada H/Dhexe oo maanta si
Ruusha Oo Dagaalka Ukraine Kaga Adkaaday Maraykanka Iyo Xullufadiisa Galbeedka
Scott Ritter madaxii hore Ee Daba-galka Hubka Ciraaq ee QM iyo sarkaal hore oo CIA ah ayaa Laga soo xigtay in Maraykanka iyo Xullufaddiisa Lagaga Adkaaday Dagaalka Ukraine #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)- Sarkaal lagu magcaabo Scott Ritter oo
The journalist Bisharo Bandai, who was sent back to prison for the fifth time
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN) Journalist Bushara Bandai was brought before the Maroodi-Jeex Regional Court for the fifth time on Thursday, June 15, 2023, without any charges being brought against him, but the charges were renewed to keep her in prison. Journalists working
The US government spoke about the IGAD summit, the election of President Guelleh, and the problems of the region
#Araweelo_News_Netwok. Washingtion (ANN)- The United States government spoke about the IGAD Summit that took place in Djibouti on June 12, which was attended by the leaders of the IGAD Regional Organization and the elected President of Djibouti, Ismail Omar Guelleh,
Somaliland: Daahfurka Bangiga Caalamiga Ah Ee IBS
Masuuliyiinta Bangiga Caalamiga Ah Ee IBS, Oo Sheegay inay Soo Kordhiyeen Qorshayaal Cusub Iyo Adeegyo Casri Ah #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Bangiga Caalamiga ah ee IBS, ayaa laga daah-furay Somaliland, iyadoo munaasibad balaadhan oo xadhiga lagaga jarayay lagu qabtay Magaalada Hargeysa. Munaasibadda