Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1802 Posts

Dabka Galaalafay Suuqa Ugu Weyn Ee Jigjiga Oo Dhaliyay Dareen Shaki Gelinaya Xidhiidhka Ka Dhexeeya Gubashada Suuqyada Ganacsiga Soomaalida

#Araweelo_ News_Network.   Jigjiga(ANN)-Suuqa ugu weynaa ganasiga Magaaladda Jigjiga ee xarunta is maamulka Soomaalida Ethiopia ee loo yaqaanay Taiwan oo xalay saqadii dhexe ku shuf-beelay dab xooggan oo kacay ayaa ugu damnbayntii maanta lagu guulaystay in la bakhtiiyo. Dabka, ayaa

Guddoomiye Cali Xaamuud Oo Maxkamadda Sarre Digniin U Diray

Guddida Doorashooyinka Oo Huriyay Khilaafka Garsoorka Iyo Sharcidejinta Ee Doorashooyinka #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee UCID, ayaa si addag uga hadlay fasiraad guddida doorashooyinka qaranku u gudbiyeen Maxkamadda Sarre oo la xidhiidha arrimaha khilaafka doorashooyinka. Guddoomiye ku xigeenka labaad ee gollaha

Somaliland: Guddida Doorashooyinka Oo Kiciyay Duufaan Siyaasadeed Iyo Khilaaf Huursanaa Oo Galaafankara

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Guddida Doorashooyinka Qaranka Somaliland, ayaa muujiyay walaac la xidhiidha khilaafka iyo murranka Doorashooyinka ee soo jiitamay, taas oo ay ku muujiyeen dalab ay u gudbiyeen Maxakamadda Sarre. Khilaafka doorashooyinka ee soo jiitamayay dhawrkii sannadood ee u danbeeyay markii laga

The Ministry of Defense of Somaliland presented a difficult situation in Las Anod

#Araweelo_News_Network.   Hargeisa(ANN)- The Ministry of Defense of Somaliland presented a difficult situation in the city of Las Anod, where since the beginning of this year 2023, there has been a conflict that has caused a war between the Somaliland

Sir Williamson A British MP’s mission Bill to recognize Somaliland from Somalia

#Araweelo_News_Network.   London(ANN)-The lives of millions of people could be transformed overnight if the UK Government recognises Somaliland as an independent nation, Sir Gavin Williamson has said. The Tory former cabinet minister will seek to table his Republic of Somaliland

Dalalka Eritrea iyo Ethiopia,Oo Laga Cabsi Qabo Inuu Dagaal Dhexmaro

Ra’iisal Wasaare Abiy Oo Guuldaro Kala Soo Laabtay Midawga Yurub   #Araweelo_News_Network.     Brussels (ANN)- Dalalka Eritrea iyo Ethiopia, ayaa la filayaa inuu dhexmaro dagaal qadhaadh, taas soo ifbaxday kaddib booqashadii Ra’iisal wassaaraha Ethiopia Abiy Axmed dhowaan safar ku

#Somaliland: Wasaaradda Waxbarashadda Oo Shaacisay Fursaddo Muhiim Ah

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, ayaa baahisay fursado muhiim ah oo ku waajahan hablaha danaynaya inay qaataan xirfadda tababarka macalinimada. Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay maanta wasaadda oo lagu shaaciyay Fursaddaha ayaa la raaciyay shuruudaha looga baahan yahay

Ruushka Oo Kooxda Wagner Ku Beddelaya Dagaalyahanka Chechenya Ee Lagu Naannayso TikTok Battalion

Dagaalyahanka Wagner Oo  Looga Yeedhay Mali Markii Laga Saaray Ciidamadda Qaramada Midoobay  Iyo Maraykanka Oo Wallaac Ka Muujiyay Is Ballaadhinta Ruushka Ee Afrika     #Araweelo_News_Network.     Moscow (ANN)-Ruushka ayaa si cad u sheegay in kooxda Wagner ee callooshood

Hay’adda Caafimaadka Aduunka Oo Cuntooyin Iyo Sharaabyada Xaqiijisay Inay Sababaan Kansarka

#Araweelo_News_Network.   London(ANN)- Mid ka mid ah mac-macaannada macmalka ah ee ugu caansan adduunka ayaa lagu wadaa in bishan July  ay ku dhawaaqdo Ururka Caafimaadka Adduunka (WHO),  khatarta caafimaad ee ka dhalata, sida laga soo xigtay ilo oo aqoon u

Baraasiil: Madaxweynihii Hore Bolsonaro Oo Laga Mamnuucay Inuu Doorashada U Tartamo

#Araweelo_News_Network   Baraasiil(ANN)- Madaxweynihii hore ee Baraasiil, Fernando Collor de Mello iyo Madaxweynaha hadda Luiz Inácio Lula da Silva ayaa hore loo shaaciyay in aannay u qalmin inay u tartamaan madaxtinimada, laakiin kiiska cusb ee Bolsonaro ayaa si cad loogu