Category: Breaking News
#Somaliland signed Ethiopia for Red Sea Access
The Agreement also includes that Somaliland has been given a share in Ethiopian Airlines #Araweelo_News_Network. Addis Ababa (ANN)-The President of the Republic of Somaliland, Muse Bihi Abdi, who is on a trip to Ethiopia, has announced that the government of
#Somaliland: Madaxweyne Bixii Oo Safar Su’aalo Dhaliyay Ugu Baxay Ethiopia Kaddib Markii Uu Kasoo Laabtay Djibouti
#Somaliland: Madaxweyne Bixii Oo Safar Su’aalo Dhaliyay Ugu Baxay Ethiopia Kaddib Markii Uu Kasoo Laabtay Djibouti Addis Ababa (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayay, ayaa gaadhay dalka Ethiopia, maalin kaddib markii uu kasoo laabtay dalka
#Garoowe Madaxweyne Ku Xigeenka Puntland Axmed Karaash Oo Qaatay Mawqif Ka Cadhaysiisay Deni
#Araweelo_News_Network. Garoowe(ANN)-Madaxweyne kuxigeenka Puntland Axmed Karaash ayaa taageeray Go’aankii isimada SSC-Khaatumo kaga baxeen ka mid ahaanshaha Puntland, isla markaana meesha ka saaray innay dadka Sool ku yeeshaan maamulkaa xubno ku metela. Axmed Karaash oo ah Madaxweyne ku xigeenka Maamulka
Guddoomiyaha WADDANI Oo Sharaxay Qorshaha Shirka Djibouti Ee Somaliland Iyo Somalia
#Araweelo_News_Netwprk. London(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa soo saarayqoraal uu ka sharaxayo shirka wadahadalada Somaliland iyo Somalia uga furmay Djibouti ee ay ka qaybgaleen labada Madaxweyne ee Somaliland iyo Somalia, isla markaana uu dabada ka riixayo
#Somaliland Iyo Somalia Oo Gaadhay Heshiis Dawladda Djibouti Dabada Ka Riixay
#Araweelo_News_Network. Djibouti(ANN)-Madaxweynayaasha Somaliland iyo Somalia oo shir uga socday dalka Djibouti, ayaa soo saaray war-murtoyeed la xidhiidha arrimaha la doonayo in laga wadahadlo si loo sii anbaqaado wadahadaladii u dhexeeyay labada dhinac ee hakadku ku yimi. War-murtoyeedka oo ka kooban
#Somaliland Iyo Somalia Dareenka Ku Xeeran Wadahadalada Dib Looga Bilaabay Djibouti
#Araweelo_News_Network. Djibouti(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo weftigii uu hoggaaminayo oo maanta ka anbabaxay gegida diyaaraddaha ee Hargeysa Egal international Airport, ayaa ka degay Madaarka Xunbuli ee Caasimadda Dalka Djibouti. Madaxweyne Biixi oo ay ku weheliyeen safarkiisa wasiirro
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Qaybgalay Jinaasada Ganacsade Xaaji Baxsane Oo Loo Gelbiyay Guriigiisa Dhabta Ahaa
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay Aas Qaran oo xabaallaha Baqiic ee duleedka Waqooyi ee caasimadda Hargeysa loogu sameeyey marxuum Xaaji Axmed Daahir Cumar (Baxsane) oo maanta 27 Desember 2023 ku geeriyooday guriigiisa Hargeysa. Marxuumka
# Somaliland: Xukuumadda Oo Odddoros Miisaaniyadeedka 2024 Ku Muujisay Doorashooyinka Iyo Difaaca Dalka
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)-Gollaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa meel mariyay Oddoroska mala awaalka miisaaniyadda qaranka loo qoondeeyay sannadka 2024. ,Fadhigii gollaha wasiirrada Somaliland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagu meel mariyay miisaaniyadda. Fadhigaa oo ka
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Iyo Ganacstada Oo Isku Waajahay Kulan Lagu Gorfeeyay Xiisadda Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed Ee Saamaynta Ku Yeeshay Ganacsiga Aduunka
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa kulan ballaadhan la qaatay Ganacsatada Somaliland, kaas oo lagu faaqiday xaalladdaha iyo duruufaha kusoo kordhay gobolka, gaar ahaan Badda Cas iyo Gacanka Cadmeed ee saamaynta ku yeeshay arrimaha amniga iyo isu socodka ganacsiga
Redrawing Horizons: Ethiopia’s Pioneering Recognition of Somaliland – Exploring the MoU’s Multifaceted Implications”
“Redrawing Horizons: Ethiopia’s Pioneering Recognition of Somaliland – Exploring the MoU’s Multifaceted Implications” Written by Gulaid Yusuf Idaan Senior Lecturer and Researcher #Araweelo_News_Network. This strategic agreement, signed between Prime Minister Abiy Ahmed and Somaliland’s President Muse Bihi Abdi, represents