Category: Breaking News
#Puntland: Deni Oo Ku Guulaystay Doorashada Madaxtinimada tartan Adag Kaddib
Puntland: Madaxweyne Ku Xigeenka Ilyaan Lug-atoor Ee Deni Lala Doortay Ayaa Ku Dhashay Duleedka Hargeysa #Araweelo_News_Network Garoowe (ANN) Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ku guulaystay Doorashada madaxtimada maamul goboleedka Soomaaliya ee Puntland, halka lyaas Cismaan (Lug-Atoor) loo doortay Madaxweyne ku
#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Albaabada Ka Furay Maxaabiis Ku Dhow Afar Boqol
#Araweelo_News_Network. CAFIS-MADAXWEYNE Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto Madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-1144/012024, ee ku taariikhaysan 08/1/2024, Cafis Guud ugu fidiyay Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada dalka ku xidhan. Sidaana, waxa
#MMTV Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sidii Ciidamada Amaanku Usoo Hujuumeen Xaruntooda Iyo Weriyayaasha La Xidhay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Maamulka Te;efishanka gaarka loo leeyahay ee MMT, ayaa ka hadlay xadhig iyo hadidaad loo geystay xilli ay ku jireen shaqadooda, kaddib markii dood ka socotay xarunta Telefishanka ee Magaalada Hargeysa oo lagala socday Barta X ee (ex-Twitter)
#Somaliland: Guddida Qaranka Ee Xuquuqda Aadamaha Oo La Dhaariyay Iyo Dardaarankii Madaxweyne Biixi
#Araweelo_News_Network. HargeysaANN()-Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Jamhuuriyadda Somaliland, garyaqaan Aadan Xaaji Cali Axmed, ayaa maanta madaxweynaha Qaranka Somaliland hortiisa ku dhaariyey xubnaha cusub ee Kommishanka xuquuqul Insaanka qaranka Jamhuuriyadda Somaliland, kuwaas oo dabayaaqadii – 19th September 2023 la magcaabay. Munaasibadda
#Somaliland: Heshiiska Ethiopia Oo Kiciyay Dareenka Boorama Iyo Salal
#Araweelo_News_Network. Boorama(ANN)-Mudahaaradyo lagu diidanyahay heshiiska Is-afgaradka ee Xukuumadda Somaliland la gashay dawladda Ethiopia oo laga xusay in saldhig Millateri laga siinayo Xeebbaha Galbeedka Somaliland, isla markaana Somaliland sjheegtay innay ku beddelatay Saami laga siiyay Diyaaradda Ethiopian Airline iyo in Ethiopia
#Somaliland: Heshiiska Badda Ee Ethiopia Oo Sababay In Wasiirkii Gaashaandhiga Xukuumadda Madaxweyne Biixi Oo Xilka Iska Casilay
#Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN) Wasiirkiii Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Cabdiqani Caateeye ayaa ku dhawaaqay inuu iska celiyay xillkii uu ka hayay Xukuumadda Madaxweye Biixi. Wasiir Caateeye, wuxuu sidaa ka sheegay mar uu cawayskii kula Hadlay warbaahinta gurigiisa Magaalada Hargeysa. Arrinta is
#Somaliland: Sheekh Maxamed Cali Geedi Oo Ka Mid Ah Culimada Ugu Caansan Soomaalida Oo Ka Hadlay Heshiiska Ethiopia
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Sheekh Maxamed Cali Geedi oo ka mid ah Culimada ugu caansan Soomaalida, ayaa si cilmiyaysan uga hadlay Heshiiska dawladda Ethiopia la gashay Xukuumadda Somaliland ee 1 Jan Madaxweyne Biixi iyo Ra’iisal wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed Addis Ababa ku kala
#Somaliland: Mucaaradka Oo Ku Gacan Saydhay Kulan Madaxweyne Biixi Ku Casuumay
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay madaxda tobankii urur siyaasadeed ee u soo baxay tartanka xisbiyada Qaranka Somaliland, iyadoo ay kulanka ka maqnaayeen labada xisbi mucaarid oo kulanka lagu marti-qaaday balse aan ka
Maraykanka Oo Ku Celiyay Mawqifkiisa Xiisadda Ka Dhalatay Heshiiska Somaliland/Ethiopia Iyo Dhawaaqyada Ka Digaya In Xaaladdu Xumaato
Dhawaaqyada Iska Daba Imanaya Ee Dhanka Ethiopia Oo Ka Duwanaaday Wixii Bulshada Somaliland Loogu Bushaareeyay #Araweelo_News_Network. Washington (ANN)- Dawladda Maraykanka, ayaa ugu baaqday dhinyada Somalia iyo Ethiopia innay dejiyaan xiisadda ka dhalatay heshiiska Is-afgaradka ee dhexmaray Somaliland iyo Ethiopia,
Xuutyiinta Yemen Oo Weeraray Markab Ku Shaaximan Koonteenaro
#Araweelo_News_Network. Yemen (ANN)-Xuutyiinta Yemen ayaa weerar ku qaaday Markab kuwa Koonteerada ah oo marayay Badda Cas. Arrintan ayaa lagu macneeyay mid joojin doonta dhammaan maraakiibta dhexmara Badda Cas marka la eego mustaqbalka la saadaalin karo” sababtoo ah khatarta weerarrada maraakiibta