Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1802 Posts

#iran Oo Garaacday Xarunta Mukhaabaraadka #Israel Ee #Mossad

#iran Oo Garaacaday Xarunta Mukhaabaraadka #Israel Ee #Mossad #Araweelo_News_Network. Thehran(ANN)- Iran ayaa sheegtay in ay duqaysay xarunta Mukhaabaraadka Israel ee Mossad Salaasadii, sidaana waxa baahiyay Telefishanka laga leeyahay dalkaa ee Presstv oo soo bandhigay muuqaal la xidhiidha arrintaa. Warbixinta ayaa

#Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Jawaab Sharci Ah Ka Bixiyay Xeerarka Doorashooyinka Ee Madaxweyne Biiixi Kusoo Celiyay Gollaha Guurtida

#Araweelo_News_Network.         Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiilada Somaliland ayaa jawaab sharci ah ka bixiyay Xeerarka Doorashooyinka oo Madaxweynaha Somaliland kusoo celiyay Gollaha Guurtiga. Jawaabta Gollaha wakiillada waxa warbaahinta u akhriday Xoghayaha Gollaha wakiilada Cabdirisaaq Siciid Ayaanle. Muuqaalka. Halkan ka 

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xeerarka Doorashooyinka Ee Golaha Wakiilladu Ku Muquuniyay Codka Xooggan Ku Celiyay Guurtida

Hab-raaca Qaar Ka Mid Ah Qodobada Dastuurka ee Khuseeya Xeerarka Labada Golle iyo Xukuumadda #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xeerarka Doorashooyinka ee Xeer Lr. 91/ 2023 iyo Xeer Lr. 14/2023, ayaa mar kale abuuray doodo sharci oo kicin kara xasarad iyo xiisaddo siyaasadeed, kaddib

#US #EU iyo #AU ayaa Farriimo Hanjanaad Ah U Diray Dhinacyada Ku Dagaalamaya #Suudaan

#Araweelo_News_Network: Kampala (ANN)-  Midowga Yurub, AU, Maraykanka ayaa farriimo hanjabaad ah u diray dhinacyada ku dagaalanaya Suudaan. Waxay sheegeen in dagaalka Suudaan iyo xiisadda Soomaaliya kala dhexaysa Ethiopia ay halis ku tahay xasiloonida Geeska Afrika. Midowga Afrika, Midowga Yurub, Qaramada

#Ethiopia has prepared Turkish Drones and Su-30 Russian fighter jets

The Inducts of Ethiopian warplanes coincided with the escalation of tensions in the region #Araweelo_News_Network. Addis-Ababa (ANN)-The Ethiopian Air Force Command has taken over the Akinci drone and the Russian Sukhoi Su-30 fighter jets. At the handover event, two Su-30

Maraykanka Midawga Yurub Iyo AU Oo Wadajir Uga Hadlay Xiisadda Ka Dhalatay Heshiiska Somliland -Ethiopia

Maraykanka Midawga Yurub Iyo Midawga Afrika Oo Wadajir Uga Hadlay Xiisadda Ka Dhalatay Heshiiska Somliland -Ethiopia #Araweelo_News_.Network. Kampala (ANN)- Maraykanka, Midawga Yurub, Ururka Midawga Afrika iyo Urur goboleedka IGAD, ayaa ka Digay xiisadda ka Dhalatay Heshiiska Somaliland iyo Ethiopia, kaas

#Diverted Priorities: The #Arab League’s Disturbing Indifference to #Gaza Amidst Dubious #Engagements with #Somaliland-Ethiopia

Diverted Priorities: The #Arab League’s Disturbing Indifference to #Gaza Amidst Dubious Engagements with #Somaliland-Ethiopia   #Araweelo_News_Netwok Written by  Gulaid Yusuf Idaan Senior Lecturer and Researcher Introduction: In the perplexing realm of international diplomacy, the Arab League’s questionable priorities come to

Somaliland Waxay Riixaysaa #Badhanka_5G, #Addeegan Waxa Hoggaaminay Shirkadda #Telesom

#Araweelo_News_Network. #Somaliland Waxay Riixaysaa #Badhanka_5G, #Addeegan Waxa Hoggaaminay Shirkadda #Telesom, Wallow #Walaacyo Faqri iyo Amni #Jiraan Hargeysa(ANN)- Somaliland oo ah gobol ka go’ay Soomaaliya, ayaa si geesinimo leh mustaqbalka ugu bood-boodaysa iyadoo adeegsanaysa 5G technology. Dibu-soo-baxan dhinaca technology casriga ah,

#Somalia rejects mediation efforts with #Ethiopia over port deal

#Araweelo_News_Network. Kampala (ANN)-Somalia rejected any discussions with Ethiopia about Addis Ababa’s agreement to lease a port in the breakaway region of Somaliland, as regional heads of state gathered on Thursday to try to defuse a growing diplomatic crisis. Under a

#Somaliland: Xukuumadda Oo War-murtiyeed Kasoo Saartay Xiisadda Siyaasadeed Ee Gobolka Iyo Xaaladda Xasarada Diblmaasiyeed Ee Kacsan

#Somaliland: War-murtiyeedka  Xiisadda Siyaasadeed Ee Somalia, Amniga Gobolka Iyo Xaaladda Xasarada Diblmaasiyeed Ee Kacsan #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa kasoo saartay War-murtiyeed lagaga hadlayo xaaladdaha siyasaadeed ee gobolka iyo xiisadda ka dhalatay Diyaaradda Wefdiga Ethiopia ee shalay dawladda Federaalka Soomaaliya