Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1802 Posts

#Xuutiyiinta Oo Gantaalo Ku Weerraray Markab #Maraykanku Leeyahay Iyo Khasaaraha Soo Gaadhay

#Araweelo_News_Network.   Yemen (ANN)- Dagaalyahanka Xuutiyiinta ayaa Sheegatay Gantaal ay ku garaaceen Markabka Mareykanka ee ku sugan Badda Cas, iyadoo Ciidanka Badda UK ay sheegeen in Markabka Xamuulka uu soo gaadhay Khasaaro aad u yar . Xuuthiyiinta oo ay taageerto

#Somaliland; Xildhibaanada Labada Golle Kaga Jira Awdal Oo Qaraar Kasoo Saaray Heshiiska Ethiopia

Hargeysa(ANN)- Mudanayaasha labada golle kaga jira Awdal ayaa soo saaray qoraal ay kaga hadlayaan Heshiiska xukuumaddu Somaliland la gashay dalka Ethiopia 1 jan 2024. Heshiiska ayay qoraalka kaga hadle en maadaama ay yihiin xildhbaadada lags soo doortay. Qoraalka ayaa u

#Somaliland: Guurtida Aqlabiyada Xildhibaanada Oo Kulan Dhuulatus Ah Oo Ku Waajahan Guddoomiye Saleebaan Yeeshay

#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN]- Aqlabiyada Xildhibaannadda Gollaha Guurtidda Somaliland ayaa kullan dareen siyaasadeed dhaliyay oo ka qabsoomay Huteelka Baraar ee Magaalada Hargeysa. Kulanka oo ahaa mid Al-baabadu u xidhnayeen ayaan si dhab ah la ogayn Arrimaha lagaga hadlay, balse warar la xidhiidha

#Somaliland: Xukuumadda Oo Garwaaqsatay Dayaca Hawadda Somalia Kula Wareegtay

  #Araweelo_News_Network   Hargeysa (ANN)- Xukuumadda Jamhuuriyda Somaliland ayaa Garwaaqsatay dayaca ay samaysay ee dawladda Federaalka ee Soomaaliya kula wareegtay 2018.     Qoraal kasoo baxay Ha’ayadda Duulista Hawadda Somaliland oo ka hadlaya arrimahaa iyo waxa ay Xukuumad ahaan ka

UAE Mourns the Loss of Four Armed Forces Heroes in Somalia Terrorist Attack

#Araweelo_News_Network. UAE Mourns the Loss of Four Armed Forces Heroes in Somalia Terrorist Attack     Abu Dhabi, The Gulf Observer: The somber morning skies over Al Bateen Executive Airport in Abu Dhabi bore witness to the arrival of the

#Somalia: Dawladda Federaalka Oo Ka Hadashay Mawqifkeeda Xilligan Ee Heshiiskii #Somaliland Iyo #Ethiopia

#Araweelo_News_Network   Muqadisho (ANN)- Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa xilligan mar kale ka hadashay mawqifkeeda ku waajahan heshiiskii is-afgaradka ahaa ee 1 jan 2024 ku dhexmaray Addis Ababa Madaxweynaha jamhuurriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi iyo Ra’iisal wasaaraha dalka Ethiopia AbayAhmed.

#Mogadishu: Three members of the UAE’s armed forces and a Bahraini officer have died in Somalia

  #Arawerlo_News_Network. Mogadishu. Somalia: 3 Emirati troops, Bahraini officer killed in attack Somalia, Mogadishu (ANN)-Three members of the UAE’s armed forces and a Bahraini officer have died in an attack at a military camp in Somalia. The Somali government has

Ethiopia strengthens trade and economy through access to the port of Berbera

  #Araweelo_News_Network.   Addis Ababa(ANN)- Ethiopia is shifting its trade strategy by using Somaliland’s Berbera port, reducing dependence on Djibouti and improving access to global markets. This move promises economic benefits and regional stability but faces geopolitical challenges and infrastructure

#BRICS Isbahaysiga Dagaalka Lacagta Dollarka Oo Horseeday In Xataa Xullufadda Maraykanka Iyo Dalalka Yurub Yareeyaan Lacagta Dollarka

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron Oo Dalalka Yurub Uga Digay Lacagta Dollarka Maraykanka #Araweelo_News_Network. Washington (ANN)- Maraykanka ayaa ka walaacsan Dhibaatooyin dhaqaale oo si weyn u gil-gila, iyadoo ay tani imanayso diyaarinta qorshaha ay ku hawlan yihiin Isbahaysiga BRICS ee la

East African students process tensions in East Africa

#Araweelo_News_Network Minnesota (ANN)-University of Minnesota students reflect on concerns of safety and peace as tensions rise between Somalia and Ethiopia. Tensions between the two countries rose after Somaliland, a neighboring territory, signed an agreement with Ethiopia to lease a part