Category: Breaking News
Gantaalaha Xuutiyiinta Oo Dejiyay Markab Laga Leeyahay Britain
#Araweelo_News_Network Sa’ana Yemen, (ANN)- Markabka lagu magcaabo Rubymar, oo laga leeyahay dalka UK, ayaa ku degey Badda Cas, kaddib markii ay ku habsadeen duqaymaha Xuutiyiinta. Markabka oo ahaa kuwa xamuulka qaada ee UK laga leeyahay ayaa 18-kii February lagu dhuftay
#BRICS Sign Historic $35 Billion Development Deal
#Araweelo_News_Network. Cario (ANN) -The new BRICS members Egypt and the United Arab Emirates (UAE) signed a historic $35 billion urban development deal on Friday. Egypt agreed to shell out $35 billion to the UAE allowing the country to
Dawladda Britain Oo Madaxweyne Biixi Dood Ballaadhan Kala Yeelatay Doorashooyinka Iyo Arrimo Kale
#Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Safiirka Dawladda Britain ee Soomaaliya, Mike Nithavrianakis iyo masuuliyiin kale oo ka socday dawladda Britain, ayaa booqasho ku yimi Caasimadda Somaliland ee Hargeysa, waxayna kulan albaabada loo xidhay la yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi. Mike Nithavrianakis, ayaa
#Ethiopia Iyo Dawladda Britain Oo Ku Murransan Bililiqo La Xaraashayo
Addis Ababa (ANN)-Dawladda Federaalka ee Ethiopia, ayaa ka codsatay dawladda Boqortooyada Midawday ee Britain in la joojiyo Alaab Asraar qadiima oo taariikhi ah, kaas la naadiyay xaraashkeeda Khamiista. Alaabta qadiimka ah ee tariikhiga ah, waxay Ethiopia sheegtay in laga bililiqaystay
Muqadisho: Wer-werka Xaalladda Amniga Ee Sii Xumaanay Iyo Kulan Arrimahaa Lagaga Hadlay
#Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)-Dawladda Federaalka ee Soomaaliya, ayaa muujisay wer-werka ay ka qabto xaalladda amniga iyo nabadda ee Soomaaliya. Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre oo daahfuray kulan lagaga hadlayay Mabaadii’da Nabadda ee Soomaaliya, ayaa sheegay in Adduunku ka
Maraykanka Oo Sideed Ka Mid Ah Dalalka Hoggaaminaya Isbahaysiga BRICS Kusoo Rogay Xayiraad
#Araweelo_News_Network. Washington (ANN) Dawladda Maraykanka, ayaa xayiraado cusub kusoo rogtay Sideed waddan oo ka mid ah kuwa hoggaamiya ee ugu tunka weyn Isbahaysiga BRCS. 93 Hay’adood oo kasoo kala jeeda dalalka cidhiidhiga geliyay awoodda iyo dhaaalaha Maraykanka, ayaa lagu
Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Ka Hadlay Aaska Marxuum Cabdinaasir
Gebilay (ANN)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa ku tilmaamay dilka Marxuum Cabdinaasir Muuse Dable mid noociisu ku cusubyahay dhaqanka Soomaalida iyo deegaamada ay degto, isla markaana muujinaya cadaawad xun oo shacabka Somaliland u muujinaysa mid ka xun wixii hore
#Somaliland Government has warned that it is not acceptable to employ foreigners in all positions that can be held by citizens
Somaliland Government Advises International Organizations to Fully Comply with NGO Act #Araweelo_News_Network. Sinaliland, Hargeisa (ANN)- The Somaliland Government has warned that it is not acceptable to employ foreigners in all positions that can be held by citizensThe Somaliland Government
Turkey to provide maritime security support to Somalia -official
#Araweelo News Network ANKARA, (ANN) – Turkey will provide maritime security support to Somalia to help the African country defend its territorial waters, an official from the Turkish defence ministry said on Thursday. Turkey and Somalia signed a defence and