Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1787 Posts

Maayarka Caasimadda Hargeysa Oo Ka Hadlay Shil Sababay Dhimashada Hooyo umul Ahayd

Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)-Maayarka Caasimadda Hargeysa, Cabdikariim Axmed Mooge, ayaa goor dhowayd ka hadlay shil uu sababay gaadhi ay leedahay dawladda Hoose ee Hargeysa, kaas oo Haweenay Umul ahayd dhawr bilood ku jiidhay, isla markaana dareewalkii iyo shaqaalihii la socday gaadhiga kaga

Ra’iisal Wasaarihii Haiti Oo Loo Diiday Inuu Ku Laabto Dalkiisa Ilaa Ku Dhawaaqo Inuu Xilka Ka Degayo

Maraykanka Iyo Kanada Oo Ka Walaacsan Xaalllada Haiti Ee Sii Xumaanay     #Araweelo_News_Network. Puerto Rico(ANN)-Ra’iisal wasaaraha Haiti Ariel Henry ayaa lagu khasbay inuu iscasilo kaddib toddobaadyo cadaadis isa soo tarayay iyo rabshadaha sii kordhaya ee dalka saboolka ah. Henry

Mallik Ambar: Adoonkii Xabashiga Ahaa ee noqday Boqorkii Ugu Taariikh Weynaa Hindiya

Mallik Anbar wuxuu ahaa Nin Adsoonsi Loo Geeyay Hindiya Oo Dhawr Jeer La kala Iibsaday, Laakiin Wuxuu Noqday Boqor Halgamaa iyo Dagaalyahan Raadad Cajiiba kaga tegey Taariikhda Hindiya #Araweelo _News _Network: Sheekada Adoonkii Herer Laga Iibsaday Ee Hindiya ka Noqday

#Somaliland  Boqol Geel Ah Oo Laga  Bixiyay Wiil #Masri Ah Si Xabsiga Looga Sii Daayo

    #Araweelo_New_Network. #Somaliland  Boqol Geel Ah Oo Laga  Bixiyay Wiil #Masri Ah Si xorriyadiisa Loogu Celiyo Sidee uga Dareen Celiyay Masriga  Laga Bixiyay 100 Geel ah Si Xabsiga Looga Siidaayo Hargeysa(ANN)-Guddi culimo samafalayaal reer Somaliland ah ayaa maanta ku

#Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Xil Ka Qaadis Iyo Magcaabis Soo Saaray

    #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu maanta oo ay taariikhdu tahay 10/03/2024 uu wareegtooyin Madaxweyne uu xilka qaadis, magacaabid iyo isku bedel ku sameeyey qaar ka mida xubnaha Golaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland.  

Ethiopia considering withdrawal of Somaliland recognition

The Ethiopian government is looking into withdrawing its recognition of Somaliland after regional tensions, and amid a bid to mend ties with Somalia. Source Agencies. #Araweelo_News_Network   Ethiopia is contemplating abandoning its plan to recognize the breakaway state of Somaliland,

#Somaliland Qaraar La Xidhiidha Xeerarka Doorashooyinka Oo Kasoo Baxay Maxkamadda Dastuuriga

    #Araweelo_News_Network Hargeysa(ANN)- Maxkamadda Dastuuriga ah ee Somaliland, ayaa soo saartay Qaraar lagu daadafaynayo qaar ka mid ah qodobada wax-ka-bedelka iyo kaabista Xeerarka doorashooyonka Somaliland ee dhowaan labada golle ee Wakiillada iyo Guurtidu u gudbiyeen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland. Maxkamadda

#Iran Oo Bandhig Caalami Ah Kusoo Bandhigtay #Diyaaradda Aan Duuliyaha Lahayn Oo Loogu Magacdaray #Qaza Iyo Hubka Casriga Ah

“Hubka Casriga Ah Ee Iran Waxa Laga Iibinayaa Dalalka Oo Dhan Marka Laga Reebo Maraykanka Iyo Israel” Wakiilka Iran   #Araweelo_News_Network Doha (ANN)-Iran ayaa soo bandhigtay hub casri ah oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee Kacaanka dalkaa, iyadoo gantaalada iyo

#Somaliland: Qaabkee Guddida Dhaqaalaha Ee #Gollaha Wakiilladdu Usoo Gudbiyeen Laba Billood Kaddib Warbixinta #Miisaaniyadda Qaranka 2024

#Araweelo_News_Network.   Hargeysa(ANN)-Guddida Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maaliyadda ee Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa golle weynaha ka jeediyay warbixin la xidhiidha Odoroska Miisaaniyadeedka 2024, taas oo loo gudbiyay gollaha 13 Jan 2024. Ka hor intii aannay golluhu Isniintii maanta ansixin Miisaaniyadda 2024,

#Somaliland; Gollaha Wakiiladda Oo Ansixiyay Miisaaniyadda Qaranka Ee 2024

  #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa meel mariyay Miisaaniyadda Qaranka ee 2024. Fadhiga Golllaha Wakilladda oo uu gudoominayay Guddoomiye ku xigeenka Kowaad Siciid Mirre Giire , ayaa ka hor intii aannu gollah gelin  fasax siddeed toddobaad ah, wuxuu ku