Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1802 Posts

Ethiopia: EU Council restricts visa provision Ethiopian Passport

The reasons for the suspension of Ethiopian passport visa #Araweelo_News_Network. Read More with in two minutis Brussels (ANN)-The European Union is tightening visa rules for people from Ethiopia in response to what it says is a lack of cooperation from

Soomaaliya Oo Xabsiga U Taxaabtay Ciidamo Maraykanku Ku Bixiyay Tababarkooda 100 Milyan 

  Fadeexadda Soo Waajahday Xidhiidhka Maraykanka iyo Soomaaliya, Sidee U Saamaynay loollanka Doorashadda Maraykanka? ku akhri laba daqiiqo #Araweelo_News_Network. Muqdisho(ANN)- Dawladda Federaalka ee Somaliya, ayaa Xabsiga u taxaabtay Ciidamo Maraykanku ku bixiyay tababarkooda lacag gaadhaysa $100 Milyan.   Ciidamada xabsiga

Maraykanka iyo Xullufaddiisa Oo Qorshaynaya Shir Lagaga Hadlayo Dagaalka Qaza Oo Sacuudigu Martigeliyo

Israel iyo Iran Taariikhda Bilawga Hubka Nukliyeerka ku akhri laba daqiiqo #Araweelo_News_Network. Riyadh (ANN)- Boqorrooyadda Sacuudi Carabiya ayaa martigelin doonta wadahadalka la filayo in lagaga hadlo sidoo loo dejin lahaa Collaada Bariga dhexe ee cabsida iyo werwerka kusii kordhinay dunida.

Arjantiin Oo Dalbatay In Lasoo Xidho Wasiirka Arrimaha Guddaha Iran Iyo Asbaabbaha Ku Xeeran Ee Xaasaasiga Ah

Maraykanka Oo Ka Cadhooday Dhaqdhaqaaqa Dublamaasiyadeed Ee Iran Iyo Hanjabaad Digniin Loo Diray Pakistan Eeddaymaha Waxa Ka Mid Ah Weerar Ay Ku Dhinteen 85 Yahuudda ku Dhaqan Buenos Aires, soddon Sannadood Ka Hor Ku akhri laba daqiiqo #Araweelo_News_Network. Buenos Aires

Djibouti: Wasiirka Maaliyadda Oo Ka Hadlay Mawqifka Dhabta Ah Ee Saamaynta Siyaasadeed Ee Heshiiska Somaliland Iyo Ethiopia

  > “Siyaasaddu waa mid khariban, Arrinta Somaliland iyo Soomaaliya waa mid u taal iyaga” Wasiirka Maaliyadda Djibouti. “Ma lihin tallada waxbaan kugu darsanaynaa. iyadoo xilligaa saaxiibtimo jirto” Ilyaas Wasiirka Maaliyadda Djibouti. ku akhri laba diiqiqo #Araweelo_News_Network. Washington(ANN)-Wasiirka Maaliyadda ee

Mogadishu objections to Somaliland deal a “hiccup”: Ethiopian Foreign Affairs advisor

Read less than two minutes. #Araweelo_News_Network.   Addis Ababa(ANN)-Ethiopia remains steadfast in its commitment to the Memorandum of Understanding (MoU) signed with Somaliland and Ethiopia Janaury  1, 2024, the recent furor in Mogadishu over the deal is nothing more than

Guddoomiye Cali Xaamud Oo Ka Hadlay Codka Gobolka Awdal Hadalkii Daahir Rayaale iyo Xalka Gobollada Barriga

  ku akhri wax ka yar laba daqiiqo Daawo muuqaal ka yar 6daqiiqo #Araweelo_News_Network. London (ANN)-Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Gollaha Wakiillada Somaliland, Cali Xaamud Jibriil ayaa ka hadlay hadalkii u danbeeyay Madaxweynihii hore Daahir Rayaale ka jeediyay xarunta gobolka

Somaliland: Madaxweyne Biixi Oo Digreeto Kusoo Saaray Muddada Doorashooyinka

Ku akhri wax ka yar laba daqiiqo. #Araweelo_News_Network. Hargeysa(ANN)- Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland. Muuse Biixi  Cabdi, ayaa digerato kusoo saaray muddada Kommishanka doorashooyinka Qaranka Somaliland, kadib markii Guddida diirashooyinku maalintii Sabtidii shalay ay muddeeyeen Doorashooyinka isku lifaaqan ee Madaxtooyadda iyo Ururada

Somaliland NEC: Announces Schedule for Combined Presidential and Political Parties Elections

  Somaliland: Emotions surrounding the Elections Read less than two minute. #Araweelo_News_Network. Hargeisa (ANN)-The Somaliland Electoral Commission has announced time for it has officially held the presidential election and the competition for political parties. “The National Election Commission of Somaliland

Israel Oo Weerar Ay Ku Qaaday Iran La Fashiliyay

Ku akhri laba daqiiqo #Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)-Israel oo maalmo miisaamaysay jawaabta ay ka bixinayso weerarrada aan horay loo arag ee Iran ee dhammaadkii toddobaadkan 13-14 April 2024, ayaa xilli danbe haneenimadii Jimcaha qaaday weerar ay u jihaysay dhanka Iran. Hase