Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1802 Posts

US Economist Warns ‘Worse Stock Market Crash’ in Two Years

The global economic landscape is moving towards the Danger   #Araweelo_News_Network.   Washington(ANN)-The global economy is in turmoil, with some of the world’s leading financial markets sliding lower. The experts in the field of economics have caused the comment face

Somaliland: Xukuumadda Oo Go”aan Kasoo Saartay Qaabka Sharciga Ah Ee Loo Waajahayo Kiisaska Kufsiga

  Gollaha Xukuumadda Oo Ka Hadlay Fayriska xummadda (Dengue Fever) Ee Ku Habsatay Dalka #Araweelo_News_Network.     Hargeysa (ANN)- Gollaha Wasiirrada Jamhuuriyadda Somaliland oo uu Shir-guddoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland,  Muuse Biixi Cabdi, ayaa lagaga hadlay xannuunka Fayriska xummadda  (Dengue fever)

Washington: Socdaalka Antony Blinken Ee Bariga Dhexe Iyo Dublamaasiyada Maraykanka Oo Ku Dawakhday Dagaalka Qaza

  #Araweelo_News_Nerwork. Cario (ANN)-Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Antony Blinken ayaa socdaalkiisii ​​ugu dambeeyay ee gobolka ku tagay bariga dhexe, isagoo sheegay in uu diiradda ku saari doono hindisaha xabad joojinta Qaza ee Washington iyo mustaqbalka dhulka falastiiniyiinta dagaalka kadib.

Somaliland Oo La Wareegtay Maamulka Hawadeeda Iyo Hagista Duulimaadyada

#Araweelo_News_Nerwork. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa sheegtay in dhammaan maamulka Hawadda ee murranku ka dhexeeyay Soomaaliya ay la lasoo wareegtay, isla markaana xilligan Somaliland Hawadda iyo Duulimaadyada ay gacanta ku hayso. Madaxweyne Biixi oo khudbad sannadeedii dastuuriga ahayd u jeediyay labada

Somaliland: Qoraalka Rasmiga Ah Ee Khudbadda Dastuuriga Ah Ee Madaxweyne Biixi 2024

#Araweelo_News_Nerwork.   Hargeysa(ANN)-Madaxweynaha jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, ayaa khudbad sannadeediisa maanta ka jeediyay fadhi ay mudanayaasha labada golle ee Somaliland  kaga hadlay mustaqbalka hoggaaminta tallada dalka iyo Xisbi ahaan waxyaabaha ay qabteen labadii xukuumadood ee ugu danbeeyay. Madaxweyne Biixi,

Berbera and Djibouti are strategic ports for a long , But this competition has an impact on the economy and Business relations of the country. The World Bank’s latest report

Berbera Port in Somaliland has emerged as a force to be reckoned with, securing an impressive fourth position in the World Bank’s Container Port Performance Index 2023.The World Bank’s latest report Berbera and Djibouti have long been strategic ports in

Somalia: Giant step for with UN Security Council seat

  #Araweelo_News_Network.   New York (ANN)- Somalia has won a non-permanent seat on the United Nations Security Council – hailed as a significant step for the war-torn nation. It will be the first time the country, which descended into civil

The Houthis in Yemen presented a new missile that created fear

Yemen New Missile “Palestine’ Missile a Long-Range One with Hypersonic Speed, Precise Targeting #Araweelo_News_Network. London (ANN)-The Houthis in Yemen, who are at war with America and its allies, have presented modern weapons that have attracted the attention of the world,

Iran: Hoggaamiyaha Ugu Neceb Maraykanka Iyo Israel Oo Tartanka Doorashada Tehran Safka Hore Ka Galay

#Araweelo_News_Network. Tehran (ANN)- Dalka Iran waxa ka bilaabmay loollanka la doonayo in loogu tartamayo jagada Madaxweynaha ee bannaanaatay, kaddib markii uu shil diyaaradeed ku dhintay Madaxweynihii hore Ebrahim Raisi 19 May 2024, taas oo ku bur-burtay buuraleyda u dhow xuduudka

 Sawiro Laga Qaaday Markabka Nukliyeerka Ee USS Dwight D. Eisenhower Ee Xuutiyiintu Gantaalaha La Beegsadeen

Sheekadda Markabka Nukliyeerka Ee USS Dwight D. Eisenhower Ee Xuutiyiintu Gantaalaha La Beegsadeen Oo Qabsatay Warbaahinta #Araweelo_News_Network. Beijing (ANN)-Sawirro dayax-gacmeed uu leeyahay China, oo  ku taariikhaysnaa 4 Juun 2024, ayaa shaaca ka qaaday in Markabka labaad ee ugu da’ada weyn