Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1805 Posts

Somaliland: Mawqifka Xukuumadda Madaxweyne Biixi Ee Soo Jeedinta Ganacsatada Oo Laalan Iyo Jawaabta Sarkaal KULMIYE Ah

“Ganacsatadu Waxay Galeen Wax Aannay Garanayn Oo Aan Shaqadooda Ahayn,” Cabdiraxmaan Dheere Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Somaliland ee Madaxweyne Biixi, ayaan weli si dhab ah u shaacin mawqifkeeda soo jeedinta ganacstada ee la xidhiidha qaabka ay u arkaan in lagu

Somalia Iyo Japan Maxay Kaga Wadahadleen Kulan Doceedka Shirka Caalamiga Ah Ee Tunis?

Araweelo News Network. Ra’iisal Barre Oo Kaddib Furitaanka Shirka Kulan Gaar Ah La Yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda Japan Tunis (ANN)-Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre, oo ka qaybgalay shirka caalamiga ah ee ka socda Tunis, ayaa kulan gaar

Somaliland: Digniinta Wasaaradda Waxbarashada Ee Dugsiyada Fulin Waaya Wareegtada Midaynta Dirayska

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska Somaliland, oo sannadkii hore soo saartay wargeeto lagu midaynayo dirayska Ardayda Dugsiyada ee dalka, ayaa xilligan ku celisay meel marinta wareegtaadaa oo sannadkii hore kasoo baxday xafiiska Wasiirka. Sidoo kale, wasaaradu waxay ka

Somaliland: Ururada Siyaasadda Ee Ku Bahoobay Daladda Oo Manja Xaabiyay Dedaalkii Soo Jeedinta Ganacsatada

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Ururada Siyaasadda ee dhowaan is diiwaangeliyay, ayaa bayaan kasoo saaray soo jeedinta ganacsatada ee la filayay in ay xal lagu soo afjaro u noqoto khilaafka siyaasadeed ee muddada soo jiitamayay, kaas oo dedaalo hore oo ay galeen

Ukraine : Xarunta Nukliyeerka Zaporizhzhia Ee Ruushku Qabsaday Oo Cabsi Ku Haysa Aduunka Iyo Qorshaha Qaramada Midoobay Oo Fashilmay

Ruushka Oo Burburinaya Kaydka Warshad Gaaska Dabiiciga Ah Oo Ku Taal Xadka Finland Iyo Cimilada Oo Kulayl Isu Bedeshay Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Ruushka, ayaa ganafka ku dhuftay qorshe ay qaramada Midoobay Hay’adda u qaabilsan tamarta Nukliyeerka (The UN Atomic Energy

Somaliland: Madaxweynaha Oo Baaq Loo Diray Markii La Aasay Marxuumka Lagu Dilay Ceeryaan

Araweelo News Network. Kalsheekh(ANN)-Maydka Marxuumkii Maayarka Ceeryaan Jaamac Xuseen Maxamed (Jamaac Xsueen Toor), ayaa maanta lagu aasay magaalada Kalsheekh ee Degmada Ceelafweyn, kaddib markii Mayka oo ku jiray Qaboojiyaha Cusbaalta Ceergaabo ehelada uu kasoo jeeda dalbadeen in uu cadaalad helo,

Somaliland: Ganacsatada Ku Jirtay Xalinta Khilaafka Siyaasadda Oo Xalka Ku Middeeyay Doorashooyinka

Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)- Koox Ganacsato ah oo muddooyinka ku hawlanaa sidii xal loogu heli lahaa khilaafka doorashooyinka Somaliland ee Madaxtooyadda iyo tartanka Ururrada iyo axsaabta, ayaa soo saaray xalka iyo sida looga gudbayo mushkilada khilaafka siyaasiga ah. Ganacsatada, ayaa

“Dariiqani Waa Ka Lagu Garto Ummaddaha Burburaya, Dilka Ceergaabo Ciddii Geystay Waa In Sharciga La Mariyaa, Xukuumaddu,,,,” Xisbiga WADDANI

“Xukuumaddu waa inay khaladkeeda qaadato, maaha in ay khalad khalad ku saxdo, xidha, dila iyo ficiltan Somaliland kuma dhismayso” Xoghayaha WADDANI Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, ayaa ka hadlay xiisadda ka taagan Magaalada Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag,

Ukraine: Khabiir U Dhashay Britain Oo Sheegay In Ruushku Qarniyo Baddan Sii Wadikaro Dagaalka

“Dagaalka Ukraine waxa uu millatariga Ruushka u ahaa khibrad soo jiidasho leh, Wuxuuna…” Professor Michael Clarke oo ka faallooda Arrimaha Difaaca Araweelo News Network. Kyiv(ANN)-Millateriga Ruushka ayaa sii xoojiyay weerarrada ay ku hayaan Ukraine, iyadoo wararka ka imaanaya Ukraine sheegayaan

Somaliland: Shacbiga Ceergaabo Oo Ka Gedooday Dilka Maayarkii Ceeryaan

Ceergaabo(ANN)-Xiisad ayaa ka aloosan magaalada Ceergaabo ee xarunta gobolka Sanaag, waxayna Boqolaal dadweynaha Magaalada Ceergaabo isugu soo baxay wadooyinka muhiimka ah ee Magaalada Arbacadii maanta. Dadweynaha ayaa sheegay in ay ka cadhaysan yihiin dilka loo geystay Allah haw naxariistee Marxuum