Telesom dahabshiil
mubarak tanzil

Category: Breaking News

Total 1805 Posts

Kenya: Go’aanka Doorashada Oo Noqday Mid Wadnaha Farta Lagu Hayo

Araweelo News Network. Maxaa Laga Filan Karaa Maxkamadda? Nairobi(ANN)-Maxkamadda Sare ee dalka Kenya ayaa la filayaa in ay Isniinta 5-ta bishan September, oo ku beegan maalinta bari ah ku dhawaaqdo go’aanka dacwada ka dhalatay natiijada doorashada madaxtinimo ee dalka Kenya

Somaliland: Fadhiga Gollaha Wakiillada Loo Balamay Iyo Doorka Khilaafka Siyaasadeed

Araweelo News Network. Xoghayaha Gollaha Cabdirisaaq Siciid Ayaanle Oo Ka Hadlay Ujeeddada Kulanka Qaatay Saacaddaha Iyo Ajandaha Fadhiga Loogu Baaqay Xildhibaanada Hargeysa(ANN)- Shirgudoonka Gollaha Wakiillada ayaa kulan saacado qaatay la yeeshay Guddoomoyayaasha tobbanka guddi hoosaad ee gollaha wakiillada Jamhuuriyada Somaliland.

Somaliland: Mid Ka Mid Ahaa Halyeeyadii Saxaafadda Oo Siddeed Sannadood Kadib Geeridiisa Lasoo Bandhigay Buug Uu Qoray

Araweelo News Network. Hargeysa (ANN) – Munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay Habeen hore Sabtidii oo ku beegan 2 September 2022, ayaa lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa.  Munaasibadda oo ahayd mid lagu gardaadiyay Buugga ‘Hayaankii Hilowga Arwaaxda’, oo uu

Somalia: Al-shabaab Oo Sheegatay Weerar Khasaare Dhaliyay Iyo Maydadka Dad Shacab Ah

“In la laayo dad Muslimiin ah, masaakiin ah, oo la gubo gaadiidkooda ” Ra’iisal Wasaare Xamse Barre Araweelo News Network. Beledweyn(ANN)-Xarakada Ururka Al-shabaab ayaa sheegtay masuuliyadda weerar lagu laayay dad shacab ah deegaanka u dhexeeya Magaalada Beledwayne iyo Maxaas ee

Vladimir Putin Oo Aan Ka Qaygelayn Aaska Mikhail Gorbachev, Hoggaamiyihii Ugu Danbeeyay Midawgii Soofiyeetka

Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Vladimir Putin ayaan ka qeybgali doonin aaska Mikhail Gorbachev, hogaamiyihii ugu dambeeyay ee Midowga Soofiyeeti oo geeriyooday Salaasadii 30 August 2022,  sida uu xaqiijiyay war kasoo baxay aqalka Kremlin-ka. Afhayeenka Dmitry Peskov ayaa sheegay in “Jadwalka shaqo

The Russian Military claims success in the Ukrainian attack on Kherson

Russian forces intercept 226 HIMARS rockets over past month in Ukraine operation — Shoigu Araweelo News Network. Moscow(ANN)-Russian forces shot down almost 190 Ukrainian unmanned aerial vehicles and intercepted 226 US-made HIMARS rockets over the past month in their special

Ukraine: Ahmiyada Weyn Ee Gobolka Kherson Oo Dagaal Aan Waxba Laysula Hadhin Ka Socdo

Muxuu Gobolka Kherson U Noqday Xuddunta Dagaalka Toddobaadyo? Araweelo News Network. Kyiv (ANN)-Dagaal culus, ayaa  ka socda toddobaadyadii u danbeeyay dhammaan dhulka ee Koonfurta Ukraine, gaar ahaan gobolka ahmiyada weyn ee Istiraatiijiyadeed leh ee Kherson oo ay hore u qabsadeen

Ethiopia: Dagaalka Tigray Oo Cusboonaaday Iyo Digniin Loo Diray Soomaalida

Araweelo News Network. Addis Ababa(ANN)-Ethiopia, ayaa mar kale dib ugu laabatay dagaalkii November 2020, sida weyn loogu hoobtay ee u dhexeeyay maamulka TPLF ee Tigray iyo xukuumadda ra’iisal wasaare Abiy Ahmed, kaddib xabad joojin labada dhinac ku heshiiyeen oo muddo

Yemen: Xuutiyiinta Oo Weerar Ku Qaaday Magaalada Tiaz Ee Hore Loo Go’doomiyay

Araweelo News Network. Taiz(ANN)-Dagaalka Yemen ee socday toddobada sannadood, ayaa sababay in maleeshiyaadka Xuuthiyiintu weerar xoogan ku qaadaan deegaanka Al-Dhabab ee dhanka galbeed kaga beegan magaalada Tai zoo go’doon ku jirtay muddo toddoba sannadood ah. Dagaalka oo bllaabmay shalay maqribkii,

Taiwan: Maraakiibta Dagaalka Ee Maraykanka Oo Dhaqaaq Hanjabaad Ah U Muujiyay Shiinaha Iyo Japan Oo Kulaalay Biyaha Jasiirada

Araweelo News Network. Washington(ANN)- Laba markab oo ay leeyihiin ciidamada Badda ee Maraykanka ayaa socod dhoolatus ah ku maray marinka Taiwan oo xiisad weyni ka taaganayd toddobaadyadii u danbeeyay. Waa safarkii ugu horeeyay tan iyo markii Shiinuhu uu dhoolatuskii Millateri