Category: Arrimaha Waxbarashadda
Sidee luqad ugu baran kartaa maalin walba Saacad?
Barashada luqad cusub ayaa sideedaba ah fikrad laga baqo. Qaar badan oo inaga mid ah waxaa dhib ku noqda kumanaanka eray ee luqaddaasi cusub ay leedahay iyo qaab dhismeedka naxweheeda. Noloshan mashquulka badan iyo shaqada kanshaheedu yar yahay, ayaa caqabad
Somaliland: Agaasimaha Qorshaynta Ee Wasaaradda Ciyaaraha Oo Sharaxay Qaabka Lagu Xallin Karo Khilaafka Waajibaadka Shaqo Ee Wasaaraddaha
Hargeysa(ANN)-Agaasimaha Waaxda Qorshaynta ee Wasaaradda Ciyaaraha Somaliland, Cabdirashiid Caydiid Yaasiin, ayaa ka hadlay qaabka ugu habboon ee lagu xallin karo khilaafka waajibaadka shaqo ee Wasaaraddaha, wuxuuna sharaxay mashruuca shaqo-carbinta iyo siyaasada xukuumadda ee lagu hagayo. Agaasime Cabdirashiid Caydiid Yaasiin, waxa
Somaliland: Fursado Waxbarasho Oo Muhiim Ah
Fursado Waxbarasho Oo Muhiim Ah Wasaarada Waxbarashadda iyo Sayniska Jamhuuriyadda Somalikand. waxay ku wargelinaysaa dhammaan Ardaydayda danaynaysa ee haysta darjada (dhibcaha) ugu sareeya ee Fasalada 8-aad ee dalka in la qaadi doono imtixaankii lagu galayey Dugsiga sare ee SOS (Sheekh),
Dugsiyada Nuuradiin oo Kaalmahii Ugu Badnaa ka Galay Natiijadii Imtixaanaadka Qaranka Simaliland
Hargeysa((ANN)-Maamulka Guud Ee Dugsiyada gaarka loo leeyahay ee Nuuradiin, ayaa ka hadlay guusha ay kasoo hooyeen Imtixaanka. Shir-jaraa’id oo maamulka Dugsiyada Nuuradiin qabtay. waxay si weyn hambalyo iyo duco u diray dhamaan ardaydii loo yeedhiyey imtixaanka shahaadiga ee