Category: Arrimaha Waxbarashadda
Somaliland: Ardaydii Ugu Badnayd Oo Sannadkan U Fadhisitay Imtixaanaadka Shahaadiga Ah Ee Dalka Dugsiyada Siddeedaad Iyo Dhexe
Araweelo News Network. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashada Jamhuuriyadda Somaliland iyo xafiiska Imtixaanaadka Qaranka, ayaa shaaciyay tirada Ardayda ka qaybgelay Imtixaanaadka Shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Dugsiyadda Dhexe iyo fasalka 4aad ee Dugsiyada Sare oo ay Ardaydii ugu badnayd maanta u
Somaliland: Wasaaradda Oo Soo Bandhigtay Mashaariic Tayaynta Waxbarashada Ah Maalmo Kadib Markii Maamulka Gobolka Maroodijeex Shaaciyay Dhaliilo
Araweelo News Network. “Madaxweynaha waxaan ugu Baaqaynaa inuu Hubiyo Xaaladda Caafimaad ee Dadka uu xilalka u magcaabyo” Maamulka Gobolka Maroojeex ee wasaaradda Waxbarashada iyo Shaqaalaha. Hargeysa(ANN)-Wasaaradda Waxbarashadda iyo Sayniska Somaliland, ayaa maanta soo bandhigtay mashaariic ay sheegtay in ay
Kulan Lagu Dhaahinayay Rabshadihii Ka Dhacay Dugsiga Nuuradiin Oo Waalidiinta Iyo Maamulku Ku Kulmeen
Araweelo News Network. Waalidiinta Oo Ka Garaabay Wixii Khasaare Loo Geystay Dugsiga Hargeysa(ANN)-Masuuliyiinta Maamulka Dugsiga Sare ee Wiilasha ee Nuuradiin, ayaa maanta kulan xog-warran iyo is-xaalwaraysi ah la yeeshay Waalidiinta Ardayda wax ka barata Dugsigaa. Kulanka oo ahaa mid
Somaliland: Ardayda Dugsiga Nuuradiin Oo Ka Qayb Qaadanaya Dib U Dhiska Dugsiga Kadib Burburkii Soo Gaadhay
Araweelo News Network. “Waxan Saxaynaa khalad qayb naga mid ah samaysay, Si Dugsigayagii noogu Furmo”Arday. Hargeysa(ANN)-Qaar ka mid ah Ardayda Dugsiyadda Nuuradiin Schools oo ka mid ah kuwa ugu magaca weyn dugisyadda gaarka loo leeyahay ee Somaliland, ayaa ku
Somaliland Guddida Loo Saaray Rabshadihii Dugsiga Nuuradiin Oo Soo Saaray Go’aamo
Araweelo News Network. Waxay Soo Saareen Go’aamo Dhawr Qodob Ah Hargeysa(ANN)- Koox Guddi ah oo Wasaaradda Waxbarashada Somaliland u xil-saartay inay baadhis dhamays tirsan kusoo sameeyaan xaaladda dhabta ah ee dhacdadii foosha xumayd ee lagu bur-buriyay Dugsiga Sare ee Wiilasha
Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Bilawga 32 Dugsi Oo Dalka Laga Hirgelinayo
Araweelo News Network. #Somaliland: Wasaaradda Waxbarashada Oo Shaacisay Bilawga 32 Dugsi Oo Dalka Laga Hirgelinayo Hargeysa(ANN)- Wasiirka wasaaradda waxbarashada iyo sayniska Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Diiriye (Toorno) ayaa daahfuray dugsiyo uu sheegay in ay wasaarad ahaan dalka ka hirgelinayan dhismayaashooda,
Telesom Oo Xal U Keentay Waxbarashadii Uu Sababay Xannuunka Coronavirus In La Joojiyo
“Maanta waa maalin Taariikhi ah”, Cabdikariin Maxamed Iid “Waxaanu balan-qaadeynaa in wixii loo baahdo ee tiknoolaji ah ama kaabo dhaqaale…” Cabdikariin Maxamed Iid Hargeysa(ANN)-Shirkadda Telesom ayaa maanta soo bandhigtay adeeg cusub loogu magac darey TABSERA, kaasi oo ay goobaha waxbarashadu
Halbeegyada Tayada Waxbarashada Dunida Kaalintee Ayaynu Kaga Jiraa?
Somaliland Tayada Waxbarashada iyo Tayada Barayaasha W/Q. Mustafe Nabadiid: Q/Labaad Manhajka waxbarasho ee waddan leeyahay waa halbeeg kale oo xuddun u ah qiimaynta tayada waxbarashada waddankaas. Manhajka loo dhigo ubadka dugsiyada wax ka barta ayaa qaabeeya mustaqbalka ummada, hab-fikirkeeda,Siyaasadeeda, dhaqaalaheeda,
Halbeegyada Tayada Waxbarashada Dunida Kaalintee Ayaynu Kaga Jiraa?
By. Mustafe Nabadiid Tayada waxbarashada dunida waxa lagu cabbiraa halbeegyo (Standards) oo adduunyadu isla taqaano, kuwaas oo si fudud loo fahmi karo. haddii aynu si gaar ah u eegno waxbarashada asaasiga ah waxa laga hubiyaa shantan qodob oo lagu qiimeeyaa.
Komishanka Doorashooyinka Qaranka Oo Caydhiyey Shaqaale Dayn Ku Yeeshay Iyo Hanti-dhawrka Iyo Hay’addo Kale Oo Amaro Kasoo Saaray
Hargeysa(ANN)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa si adag uga jawaabtay go’aan Komishanka Doorashooyinku Qaranka Somaliland shaqada kaga eryey laba shaqaalaheeda ka mid ah, kuwaas oo sida hay’addu caddaysay qaabka kaliya ee shaqada lagaga saari karayo. Komishanka doorashooyinka qaranka ayaa 16/09/2017 waxay soo