X

Xuutyiinta Yemen Oo Weeraray Markab Ku Shaaximan Koonteenaro

A French patrol boat sails next to the Bahri-Yanbu, a Saudi Arabian cargo ship, that waits to enter in the port of Le Havre, as human rights groups try to stop it [REUTERS]

#Araweelo_News_Network.

Yemen (ANN)-Xuutyiinta Yemen ayaa weerar ku qaaday Markab kuwa Koonteerada ah oo marayay Badda Cas.

Arrintan ayaa lagu macneeyay mid joojin doonta dhammaan maraakiibta dhexmara Badda Cas  marka la eego mustaqbalka la saadaalin karo” sababtoo ah khatarta weerarrada maraakiibta ee isticmaala jidka muhiimka ah ee ganacsiga Badda Cas, ayaa marba marka ka danbaysa waajahaya cabsi weyn.

Tallaabadan ayaa timid kaddib markii shirkadda Danish ay joojisay gaadiidka ay kusii marayso aagga “ilaa amar dambe” kaddib weerar ay maleeshiyada Xuuthiyiinta ku qaadeen markabka Maersk Hangzhou.

Ciidamada Maraykanka ayaa la degay saddex doonyood oo ay wateen Xuuthiyiinta oo ku lug lahaa weerarka sida laga soo xigtay ciidmada Maraykanka ee ku sugan Biyaha Badda Cas.

Maleeshiyada ay Iran taageerto ee dagaalka sokeeye ka wada Yemen, ayaa sare u qaaday weerarada ay ku qaadayaan maraakiibta ganacsiga toddobaadyadii la soo dhaafay, taasoo ay ku sheegeen inay uga aargoosanayaan dagaalka ay Israel kula jirto Xamaas.

“Xaaladdu si joogto ah ayay isu beddeshaa waxayna weli tahay mid kacsan, dhammaan sirdoonnada gacanta lagu hayo waxay xaqiijinayaan in khatarta ammaanku ay sii ahaanayso heer aad u sarreeya,” ayuu Maersk ku yidhi hadal uu soo saaray.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, a platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post