X

Xildhibaan Maxamed Abiib Oo Xukuumadda Ugu Baaqay In Lasoo Daayo Dadkii Loo Xidhay Rabshadihii Boorma

Xildhibaan Maxamed Abiib, Image Araweelo News Network, April 9, 2022.

Maydka Sarkaalkii Lagu Dilay Lughaya Toban Maalmood Ka Hor  Oo Maanta Lagu Aasay Boorama

#Araweelo_News__Network.

 

Hargyesa(ANN)- Xildhibaan Maxamed Abiib oo ka mid ah mudanayaasha gollaha wakiillada kasoo galay gobolka Awdal, ayaa ugu baaqay xukuumadda in lasoo daayo dadkii loo xidhay muddaharaadka ka dhashay dilka Taliye xigeenkii Marxuum Khadar Xabeeb oo maanta lagu aasay Booram, kaddib markii 10 cisho ka hor uu dilay askari ka tirsan isla ciidanka Ilaalada Xeebaha Somaliland deegaanka Lughaya.

 

Xildhibaanka, ayaa Allah uga baryay inuu marxuumka u naxariisto,qoyska qaraabada iyo qaranka uu ka baxayna samir iyo iimaan kasiiyo.

Hase yeeshee, wuxuu sheegay in xukuumaddu toos u qaadato dardaarankii ehelku qabriga dushiisa ka jeediyeen oo aannay sahashan, iskuna dayin, wuxuu ku tilmaamay “Meeraysi ee ay fuliso go,aanka ahaa in qayska taageereen kii wax laga dilay iyo kii wax dilayba”.

Dhinaca kale, wuxuu sheegay in xukuumaddu si degdeg ah xorriyadoodda ugu celiso dhammaan dadkii loo qabqabtay banaanbixii ka dhashay arintaa, wuxuuna xusay in aan loo baahnayn in lala meeraysto.

“Ma jirto cid ujeeddo gaara arintaa ka lahayd, balse meeraysigii Xukuumadda ayaa keenay, waana waajib dad banaan baxay marka uu joogsado in lasii daayo.”ayuu yidhi.

 

Qoraalkiisa, wuxuu sidoo kale, Xildhibaan Maxamed kaga hadlay in Xukuumaddu si degdeg ah iskaga xilsaarto inay daryeel iyo dawaba u sameeyaan Dhaawacyada duqaydii iyo dhalintii maalintii dhawayd ku dhaawacan tay, sigaara waxan ugu soo jeedinaya madaxda xukuumadda ee gobalka kasoo jeeda inay xilgaara iska saraan dhamman qodobadan.” Ayuu yidhi, Xildhibaan Maxamed Abiib, wuxuuna in taa raaciyay in markaa kaddib nabad iyo niyad samaan lagu wada xuso 18May.

.

Please share with your friends the news and information provided by   Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post