X

Wiil Dhalinyaro Ah Oo Ku Haligmay Dhaam Ku Yaal Hargeysa

#Araweelo_News_Network.

 

HargeysaANN)-Wiil dhalinyaro oo dadiisa lagu sheegay 18 Jir ah, ayaa ku nafwaayay Dhaam ku yaal Koonfurta Magaalada Hargeysa, gaar ahaan Xaafadda Digaale.

Marxuukka oo magaciisu ahaa Maxamed Cali Faarax, ayaa markii shilku dhacay qayladhaan lagu soo gaadhsiiyay Ciidanka Dab-damiska iyo Badbaadinta Masiibooyinka ee Bulshada, kuwaas oo deg deg u gaadhay goobta.

Ciidanka, ayaa gurmadkii ay ku tageen halkaa, waxay markaa kaddib ku guulaysteen inay Maydka kasoo saaraan Biyaha, iyadoo sida ay sheegeen ay ku dhegtay Dhoobbada  gunta hoose ee dhaamka.

 

Ciidanka Booliska, gaar ahaan qaybta baadhista denbiyada ayaa goob joog ka ahaa markii ay Ciidanka Dabdemiska Hargeysa ku guuleysteen inay soo saaraan Maydka wiilka.

Waa qofkii labaad ee dhalinyaro ah eek u geeriyooda dhaamkan muddo ka yar laba Bilood

Ciidanka Gurmadka Dab-damiska iyo Masiibooyinku  bulshada ugu digeen inay taxadir ka muujiyaan Baliyada sidan oo kale ah iyo dooxyada xilliga roobaabka.

Sidoo kale, waxay ka digeen xilliyada roobabka iyo mar walba Xadhkaha laydhka iyo dhamaan wax kastoo khatar ku ah nafta iyo maalka muwaadiniinta.

Gebageadii Ciidanka Dab-damisku wuxuu tacsi u direen qoyskii, qaraabadii iyo asxaabtii uu ka baxay Matxuum Maxamed Cali Faarax, waxayna Allah uga baryeen inuu samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo, isagana Allah u naxariisto.

Warkan oo kasoo baxay 29, April 2023, Ciidanka  Dab-damiska Somaliland, waxa lasoo raaciyay numbarka Telefoonka gurmadka degdeg ah ee lagala xidhiidhayo, kaas oo ah 990.

Please share with your friends the news and information provided by   Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post