X

Ukraine: Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub Oo Booqasho Qarsoodi Ah Ku Tegey Kyiv Xilli Maraykanku Dib Uga Gurtay

#Araweelo_News_Network.

Kyiv(ANN)-Wasiirada arrimaha Dibadda ee Midowga Yurub ayaa safar aan la shaacin oo qarsoodi ah ku tagay caasimadda Kyiv ee dalka Ukraine oo dagaaladu aafeeyeen.

BooqashadaWasiirrada Arrimaha Dibadda ee Midawga Yurub, ayaa noqonay booqashadii ugu horaysay ee noocan oo kale ah, taas oo gollaha arrimaha dibadda uu ku tago dalka Ukraine intii uu socday dagaalka tan iyo February 2022.

Sidoo kale, waxay noqonaysaa markii ugu horraysay ee wasiirrada arrimaha dibadda ee 27-ka waddan ee xubnaha ka ah Midawga Yurub ay ku kulmaan meel ka baxsan xarunta Midowga Yurub ee Brussels.

 

Booqashadooda, ayaa ayaa ku soo beegmay xilli ay Ukraine waajahayso hoos u dhac weyn oo ku kaga yimi dhanka Xullufada uu Maraykanku ka mid yahay ee ku taageerta dagaalka ay Ukraine kula jirto Ruushka.

Dhinaca Maraykanaka  Congress-ka ayaa ku dhawaaqay inuu si ku meel gaadh ah u joojinayo maalgelinta cusub ee Ukraine  iyo hoggaamiyaha cusub ee Slovakia ee la doortay oo wacad ku maray inuu joojinayo taageerada Kyiv.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post