X

Somaliland: Xukuumadda Iyo Ururrada Siyaasadda Oo Ku Heshiiyay Xoojinta Baaqa Xabad Joojinta, Gurmadka Dadka Sool Iyo Qodobo La Xidhiidha Doorashada

Kulanka Madaxtooyadda Somaliland ee Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenku la yeesheen Hoggaamiyayaasha Ururrada Siyaasadda, Image Araweelo News Network, 11 Feb 2023.

#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Xukuumadda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa soo saartay qodobo la xidhiidha arrimaha la doonayo in lagu xoojiyo xabad joojinta Laascaanood ee wiiqantay iyo sidii gurmad deg deg ah loo gaadhsiin lahaa dadka ku barakacay dagaalka.

Kulankii labaad ee ay yeesheen Xukuumadda iyo Hoggaamiyaasha Ururrada Siyaasadda Somaliland oo ka qabsoomay qasriga Madaxtooyadda, ayaa laga soo saaray qodobadaa iyo kuwo kale oo la xidhiidha arrimaha doorashooyinka qaranka.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Muuse Biixi Cabdi iyo Madaxweyne ku xigeenka Candiraxmaan Cabdullaahi Ismaaciil (Saylici) iyo Hoggaamiyayaasha tobanka Urur Siyaasadeed ee kusoo baxay tartankii.

Qoraalka kasoo baxay kulankaa oo ka kooban todoba qodob halkan ka akhri.

 

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post