Guddoomiye Xisri Oo Ka Hadlay Arrimo Baddan
#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa markii u horraysay si dhab ah uga hadlay mawqifkooda ku waajahan is casilaadda Guddoomiyihii Gollaha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif iyo guud ahaan xaalladda collaadda sii jiitamay ee Magaalada Laascaanood.
Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, Xisri Cali Xaaji Xasan, ayaa si badheedh ah u sheegay mawqifkooda siyaasadeed ee ku waajahan is casilaadda Guddoomiyihii gollaha wakiillada iyo guud ahaan mawqifkooda dagaalka Laascaanood.
Guddoomiye Xirsi, wuxuu arrimahaa iyo kuwo kale kaga hadlay khudbad uu maanta ka jeediyay Salaaddii Ciida Adxa oo boqolaal qof oo shacabka Magaalada Hargeysa kula tukaday garoonka Hargeysa Stadium, sidoo kale, wuxuu guddoomiye Xirsi soo hadal qaaday eeddaha loo jeediyay Guddoomiyihii hore Cabdirisaaq Khaliif, isagoo xusay inuu weli yahay guddoomiyihii gollaha maadaama aannay golluhu ka aqbalin is casilaadda uu soo gudbiyay.
Muuqaalkan ka Daawo Guddoomiyaha WADDANI oo ka hadlaya arrimahaa iyo kuwo kale.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
https://mursaljamasspace.quora.com/
YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com