X

#Somaliland:: Xeerarka #Doorashooyinka Ee La Meel Mariyay Iyo Qodobada Saamaynaya Qaab Dhismeedka Guddida Doorashooyinka Iyo #Go’aamada Kasoo Baxa

“LIx iyo Toban Qodob Ayaanu Kusoo Kordhinay Xeerka” Xildhibaan Qodax

#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka hor intii aannay ansixin Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Cod-bixyayaasha Xeer Lr. 91/2020 iyo iyo Xeerka Ururada Axsaabta Siyaasada Xeer lr. 14/201, waxa loo sharaxay qodobada lagu kordhiyay iyo kuwa kaabis iyo wax-ka-bedel lagu sameeyay.

Laxidhiidha: #Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Cod Aqlabiyad Sare Ah Ku Ansixiyay Xeerarka Khuseeya Doorashooyinka

Qodobada lagu soo kordhiyay iyo kuwa kaabista lagu sameeyay qaarkood ayaa saamayn ku yeelanaya qaab dhismeedka guddida doorashooyinka qaranka, habka loo raacayo sida lagu keenayo iyo go’aamada ay saaraan sida ay ansax ku noqonayaan.

Guddoomiyihii Guddida Is waafajinta iyo dib u eegista, kaabista iyo wax-ka-bedelka  xeerarka  doorashooyinka ee gollaha horkeenay Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax), ayaa warbixin ka jeediyay madasha  fadhiga ka hor intii aan loo codayn xeerarka.

Xildhibaan Qodox, wuxuu sheegay innay guddi ahaan bilaabeen iskugurka, naaqishida iyo ka doodidda Xeerarka Doorashooyinka khuseeya oo kala ah Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Cod-bixyayaasha Xeer Lr. 91/2020 iyo iyo Xeerka Ururada Axsaabta Siyaasada Xeer lr. 14/2011, isla markaana ay jiraan qodobo ay ku kordhiyeen iyo kuwo ay wax-ka-bedel iyo kaabis ku sameeyeen.

Muuqaalkan Ka Daawo Qodobada Cusub iyo kuwa kaabista iyo wax-ka-bedelka lagu sameeyay.

 

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

 

 

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

 

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post