“LIx iyo Toban Qodob Ayaanu Kusoo Kordhinay Xeerka” Xildhibaan Qodax
#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa ka hor intii aannay ansixin Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Cod-bixyayaasha Xeer Lr. 91/2020 iyo iyo Xeerka Ururada Axsaabta Siyaasada Xeer lr. 14/201, waxa loo sharaxay qodobada lagu kordhiyay iyo kuwa kaabis iyo wax-ka-bedel lagu sameeyay.
Laxidhiidha: #Somaliland: Gollaha Wakiillada Oo Cod Aqlabiyad Sare Ah Ku Ansixiyay Xeerarka Khuseeya Doorashooyinka
Qodobada lagu soo kordhiyay iyo kuwa kaabista lagu sameeyay qaarkood ayaa saamayn ku yeelanaya qaab dhismeedka guddida doorashooyinka qaranka, habka loo raacayo sida lagu keenayo iyo go’aamada ay saaraan sida ay ansax ku noqonayaan.
Guddoomiyihii Guddida Is waafajinta iyo dib u eegista, kaabista iyo wax-ka-bedelka xeerarka doorashooyinka ee gollaha horkeenay Xildhibaan Cabdinaasir Yuusuf Cismaan (Qodax), ayaa warbixin ka jeediyay madasha fadhiga ka hor intii aan loo codayn xeerarka.
Xildhibaan Qodox, wuxuu sheegay innay guddi ahaan bilaabeen iskugurka, naaqishida iyo ka doodidda Xeerarka Doorashooyinka khuseeya oo kala ah Xeerka Guud ee Doorashooyinka iyo Cod-bixyayaasha Xeer Lr. 91/2020 iyo iyo Xeerka Ururada Axsaabta Siyaasada Xeer lr. 14/2011, isla markaana ay jiraan qodobo ay ku kordhiyeen iyo kuwo ay wax-ka-bedel iyo kaabis ku sameeyeen.
Muuqaalkan Ka Daawo Qodobada Cusub iyo kuwa kaabista iyo wax-ka-bedelka lagu sameeyay.
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com