X

#Somaliland:: Mudanayaasha Awdal Oo Gollaha Wakiillada Mariyay Go’aan Lagu Dalbanayo In La Furo Dastuurka

#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa oo soo jeedinta ay gollaha soo hor dhigeen mudanayaasha kasoo jeeda gobolka Awdal oo ay ku dalbanayaan in dastuurka lagu muujiyo saamiga siyaasadeed ee dadka Awdal.

Soo jeedinta xildhibaanada Awdal kaga jira gollaha wakiillada ayaa saaka markii la horgeeyay mudanayaasha waxa cod loo weydiiyay mudanayaasha, kuwaas oo cod aqlabiyad ah ku meel mariyay soo jeedintiii xildhibaanada Gobolka Awdal ay ku dalbanayeen in dastuurka la furo si loo muujiyo saamiga siyaasadeed ee Awdal.

Xoghayaa Guud ee Gollaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa madasha ka akhiyay soo jeedinta mudanayaasha Awdal ee golluhu u bedelay go’aan golle. sidaana lagu ansxiyay 73 xildhibaan oo fadhiga joogay, kuwaas dhammaan u codeeyay Qaraarka.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post