#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)-Mudanayaasha Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa oo soo jeedinta ay gollaha soo hor dhigeen mudanayaasha kasoo jeeda gobolka Awdal oo ay ku dalbanayaan in dastuurka lagu muujiyo saamiga siyaasadeed ee dadka Awdal.
Soo jeedinta xildhibaanada Awdal kaga jira gollaha wakiillada ayaa saaka markii la horgeeyay mudanayaasha waxa cod loo weydiiyay mudanayaasha, kuwaas oo cod aqlabiyad ah ku meel mariyay soo jeedintiii xildhibaanada Gobolka Awdal ay ku dalbanayeen in dastuurka la furo si loo muujiyo saamiga siyaasadeed ee Awdal.
Xoghayaa Guud ee Gollaha wakiillada Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdirisaaq Siciid Ayaanle, ayaa madasha ka akhiyay soo jeedinta mudanayaasha Awdal ee golluhu u bedelay go’aan golle. sidaana lagu ansxiyay 73 xildhibaan oo fadhiga joogay, kuwaas dhammaan u codeeyay Qaraarka.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com