#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)~ Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa martiqaad u fidiyay saddexda xisbi qaran, kaddib markii uu digreeto kusoo saaray xilliga la qabanayo doorashooyinka.
Qoraal kasoo baxay qasriga Madaxtiiyadda oo aanb so furan loogu shaacin warbaahinta. Balse Shabakaddaha Araweelo News Network heshay nuqul ka mid ah ayaa lagu muujiyay martiqaadka oo maalinta Arbacada ee beri oo ku beegan 9 August 2023.
Laxidhiidha: Madaxweyne Biixi Oo Digreeto Ku Cayimay Doorashooyinka
Qoraalka ayaa lagu socodsiiyay guddoomiyayasha labada Xisbi ee Mucaaradka WADDANI iyo UCID iyo dhigooda Xisbiga muxaafadka ee KULMIYE
Qoraalka halkan ka akhri.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
https://mursaljamasspace.quora.com/
YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com