X

Somaliland: Laascaanood Shirka Xamaasadaysan Ee Ka Socda Iyo Guddoomiye Oo Ka Hadlay Wuxuu Kusoo Arkay

#Araweelo_News-Network.

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Gollaha Wakiillada Somaliland, Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa kusoo laabtay Magaalada Hargyesa ee Caasimadda Somaliland, kaddib safar uu maalmihii u danbeeyay ku joogay Laasaacood , halkaas oo uu ka socdo shirka sida weyn loo daymoonayo ee Garaadada, Cuqaasha iyo Waxgaradka Gobolka Sool.

Guddoomiye Khaliif maalmo kaddib kusoo laabtay Hargeysa habeekii xalay, ayaa kulan albaabada loo xidhay la yeeshay Madaxweyne Biixi iyo masuuliyiin kale oo xukuumadda ka tisran, kaas oo aan warbaahintu waxba kala socon waxyaabaha lagaga hadlay iyo xogta dhabta ah ee laysku weydaarsaday.

Hase yeeshee Guddoomiye Khaliif ayaa dhankiisa ka warbixiyay kulankaa, wuxuuna sheegay inuu Madaxweynaha iyo xukuumaddiisa la wadaagay waxyaabaha uu kala kulmay Laascaanood iyo waxa uu ka filayo inay kasoo baxaan shirka ka socda Magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post