X

Somaliland: Guddoomiye Xirsi Oo Ka Hadlay Mawqifka Xisbiga WADDANI Ee Doorashada Iyo Dagaalka Laascaanood

Hoggamiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANi, Xirsi Cali Xaaji Xasan, Image Araweelo News Network, 28 Oct, 2021.

#Araweelo_News_Network

 

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee WADDANI, Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa ka hadlay mawqifka xisbigooda ee arrimaha doorashooyinka murrankoodu soo laabtay, wuxuuna sheegay in Xisbi ahaan aannay ka hodhayn doorashada oo ay sugayaan jawaabta Maxkamadda Sarre.

Sidoo kale, Guddoomiye Xirsi, wuxuu ka hadlay dagaalka Laascaanood iyo aragtida Xisbi ahaan ee ku waajahan dagaalka ka socda halkaa isagoo arrimahaa si gaar ah farriin la xidhiidha hawadda u mariyay taageerayaasha xisbiga WADDANI, gaar ahaan qurabajoogta.

Mar uu ka hadlayay arrimaha doorashooyinka iyo jawaabta laga sugayo Maxkamadda Sarre, wuxuu yidhi, “Muuse kolba wax ha keeno, amma Maxkamad ha geeyo ka hadhimayno isbedel ayaynu dhalinaynaa waana berito ee samirkeeda yeesha” ayuu yidhi, isagoo la hadlaya taageerayaasha WADDANI.

Wuxuu ugu baaqay qurbajooga inay isku duubnaadaan oo wixii caadifad ah iska daayaan, isla markaana ku kalsoonaadaan hoggaanka Xisbiga.

Guddoomiye Xirsi oo ka hadlaya arrimaha doorashada iyo dagaalka Laascaanood halkan ka daawo.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

https://mursaljamasspace.quora.com/

YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews

Araweelo News Network.

www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/ 

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post