X

#Somaliland Guddoomiyaha UCID Faysal Oo Madaxweyne Biixi Usoo Jeediyay Inuu Qabto Doorashooyinka Si Dalka Loogu Soo Gaadho

Guddoomiyaha UCID Eng Faysal Cali Waraabe Image Araweelo News 25 Dec 2023

#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ee UCID, Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa usoo jeediyay Madaxweyne Biixi inuu dalka ka qabto doorashooyinka, isla markaana dadka mideeyo si dalka loogu soo gaadho, maadaama uu sheegay in xaallada ay Somaliland ku jirtaa tahay mid cakiran.

Guddoomiyaha Xisbiga UCID, wuxuu sidaa ku sheegay mar muuqaal uu warbaahinta la wadaay oo uu kaga hadlay arrimo baddan oo la xidhiidha xaaladda dalku marayo xilligan, doorashooyinka iyo sida loogu baahanyahay in la difaaco qaranka, balse ay waajib tahay in Madaxweyne Biixi mideeyo dadka, isla markaana ay xuukuumaddu qabato doorashooyinkii lagu balamay.

Muuqaalkan Ka Daawo

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post