#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)-Guddida ku jiray xal u raadinta khilaafka Siyaasadeed ee dalka, ayaa soo saaray go’aamo ay sheegeen innay xal u noqonayaan arrimaha sida weyn u kala qaybiyay ee khilaafka salka ku hayay arrimaha doorashooyinka.
Go’aamada siyaasada ee ay soo saareen ergada oo kasoo jeeda Beelaha Habarjeclo, ayaa sharaxaya xalka arrimaha khilaafka siyaasadeed ee ka dhashay murranka doorashooyinka oo ay sheegeen innay noqonayaan kuwo lays raaciyo, iyadoo Xisbiyada iyo Ururada siyaasadda ay ku sheegeen go’aamada ay soo saareen tilmaamayaan in xilligooda la kordhiyo si loo waafajiyo go’aamada.
Sidoo kale, waxay go’aamada ku sheegeen guddidu in arrinta Gacan-Libaax xal ay u noqnayaan.
Qaabka ay go’aamada u sharaxeen Muuqaalkan ka Daawo.
Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.
Published by Araweelo News Network.
Follow us on Twitter@Araweelonews
Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews
Follow us on /instagram@araweelonews
Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews
Follow us on /araweelonews.tumblr.com
https://mursaljamasspace.quora.com/
YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv
www.araweelonews.com
www.araweelonews.net
www.araweelonews.com/archi/
By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.
info@araweelonews.com