X

#Somaliland: Eng: Cali Xoor-xoor Gollaha Wakiillada Oo Codkii Ugu Badnaa Ku Ansixiyay

#Araweelo_News_Network.

Hargeysa(ANN)-Gollaha Wakiillada Somaliland, ayaa saaka cod aqlabiyad ah ku anasixiyay  Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada  iyo Qoyska  Eng. Cali Cumar  oo markii labaad la horgeeyay muddanayaasha gollaha wakiilada.

 

Eng.  Cali Xoor-xoor, markii gollaha loo weydiiyay cod waxa uu helay ayaa saaka oou’codeeyay 73 Mudane, mana jirin cid ka aamuistay iyo cid diiday, wuxuna ku ansxay sidaa.

Gollaha ayaa hore u celiyay Wasiirka Wasaaradda Shaqo-gelinta, Arrimaha Bulshada iyo Qoyska Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-Xoor) iyo masuuliyiin kale oo Madaxweyne Biixi usoo gudbiyay gollaha Wakiillada si waajibkooda Dastuuriga ah uga gutaan, isla markanaana ay u ansixiyaan ama u diidaan , taas oo si weyn layaab ugu noqotay in baddan oo ka mid ah Bulshada in Wasiir Cali Xoor-xoor ay dib ugu celiyaan Madaxweynaha,

 

Balse  waxa loo fasirtay in maadaama ay magcaabista isaga iyo masuuliyiinta kale mudda dhaafeen, isla markaana  Dastuurku u diidayo inay ansixiyaan masuul xilliga lagu horgaynayo gollaha wakiillada , sidaa ay ku celiyeen, taas oo keentay in mar kale Madaxweynuhu dib ugu soo celiyo, sidaana lagu ansxiyay markii maanta la horgeeyay.

January  1, 2023, ayaa Madaxweyne Biixi u magcaabay Eng. Cali Cumar Maxamed (Cali Xoor-xoor), oo ah shaqsi aan ku cusbayn masraxa oo aad looga yaqaan dalka, isla markaana lagu tilmaamo sida lagu bartay mudadii dheerayd ee uu maamulayay Dekedda Berbera nin karti baddan oo aan bulshada kala soocin.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

By Arraale M Jama Freelance Journalist and Human Rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: #Arraale Mohamoud Jama is a freelance and investigative journalist, writer and human rights activist with more than 20 years of experience. He writes about a range of topics related to social issues such as human rights, politics and security. Other topics in which Mr. Arraale is interested include democracy and good governance. Mr. Arraale has written extensively on regional and international events, and has worked with Somaliland newspapers and Human rights organizations. In 2008, he established #Araweelo #News #website# Network, which he currently manages. For further information, please contact: Info@araweelonews.com or jaamac132@gmail.com Send an SMS or MMS to + 252 63 442 5380 whatsapp.com/ + 252 63 442 5380 /https://twitter.com/Araweelonews/https://www.facebook.com/Araweelonews/
Related Post