X

#Somaliland: Cabduqaadir Jirde Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qoraalka Madaxweyne Biixi Kusoo Celiyay Xeerarka Doorashooyinka Gollaha Guurtida Iyo Cawaaqibka Ka Dhalanaya

Cabduqaadir Xaaji Ismaaciil Jirde , Image Araweelo News Network, 19 Dec 2021.

#Somaliland: Cabduqaadir Jirde Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Qoraalka Madaxweyne Biixi Kusoo Celiyay Xeerarka Doorashooyinka Gollaha Guurtida Iyo Cawaaqibka Ka Dhalanaya

#Araweelo_News_Network.
Hargeysa(ANN)- Siyaasiga Cabqariga ah ee Cabduqaadir Jirde, ayaa ka hadlay qoraalka Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi usoo gudbiyay gollaha guurtida iyo sharci ahaanshaha in Madaxweynuhu sidaa yeelo.

Siyaasi Cabduqaadir oo muddo dheer ka mid ahaa shirgudoonka gollaha iyo xildhibaan gollihii wakiillada ee ka horeeyay gollahan, isla markaana xilligan ka mid ah siyaasiyiinta xisbiga mucaaradka ee WADDANI, wuxuu sharaxaad ka bixiyay qaabka uu Madaxweyne Biixi usoo qoray qoraalka uu kusoo celiyay gollaha Guurtida iyo sharciyada arrintaa.

Sidoo kale, Cabduqaadir Jirde, ayaa sharaxay mushkiladdaha ka dhalankara tallaabada Madaxweynuhu qaaday, isagoo arrimahaa iyo kuwo kale kaga hadlay mar uu warbaahinta maanta kula hadlay Magaalada Caasimadda ee Hargeysa.

Muuqaalka halkan ka Daawo.

Please share with your friends the news and information provided by Araweelo News Network.

Published by  Araweelo News Network.

Follow us on Twitter@Araweelonews

Follow us and Like on Facebook@AraweeloNews

Follow us on /instagram@araweelonews

Follow us on TikTok / Tiktok.com/@araweelonews

Follow us on /araweelonews.tumblr.com

SUBSCRIBE to our YouTube channel for more videos: https://www.youtube.com/c/AraweeloTv

@araweelonews /

Written by Arraale M. Jama, a freelance journalist and human rights activist.

Araweelo News Network.

info@araweelonews.com

admin: Arraale Mohamoud Jama is a highly experienced freelance and investigative journalist, writer, and human rights activist with over two decades of work in journalism and advocacy. His focus areas include: - Human rights - Politics and security - Democracy and good governance He has contributed to Somaliland newspapers and collaborated with human rights organizations. In 2008, he founded Araweelo News Network, is a Associated Online Agenciesa platform covering regional and international news, which he continues to manage. Contact Information: -Email: Info@araweelonews.com | jaamac132@gmail.com - Phone/SMS/MMS/WhatsApp: +252 63 442 5380 Twitter fallow us @Araweelonews Falow us Facebook: [@Araweelonews )
Related Post